Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag











Sideeda HabeenimoTodobada HabeenimoAfarta GalabnimoLixda iyo Barka arroornimo
   BBC-Somali 4:00
   BBC-Somali 11:00
   BBC-Somali 14:00
   BBC-Somali 18:00
 
Toronto 2nd
Xafladii 18 May Toronto
Kabaro24may
Somalilandnew
cawaale bisadeeye
Baligubadlemedia
Daarulquraan
Arday
Waraysi Prof A. I. Samatar.
Boqol
iimaan
umul
C/Salaan Hereri WARAYSI
Al Tarbiya
Daarul XIKMA
Daaul tawxiid
Baligubadlemedia
Sahal Dictionery
Libaax
Batalaale-News.com
daarudikri
DIYARAD
aflaxquraan
Horyaal Suuq
UMUL-QUR AAN &BOODHINKA
Jibfou.


.

Ingiriisku Meesha Uu Awr Marinaayo Ibrad buu Ku Dayaa Siilaanyo-na Deegaamaynta Berbera Waxay La Gashay Masaajidkii Dekeda. Qormadii 10 aad: deegaameynta ka socota berbera iyo nawaaxigeeda iyo qaar ka mid ah gobolada kale ee somaliland-ba
Wednesday, May 22, 2013.

Magacyada guddoomiyeyaashii S.N.M soo maray iyo Beelahooda W/Q: Cali Coomay Jabhadii S.N.M waxa la aasaasay sannadkii 1981-kii. Inta guddoomiye soo martay ayeynu magacyadooda soo bandhi doonaa
Wednesday, May 22, 2013.

Masuuliyiinta U Heshiisay Boobka Hantida Umada´Aqoon yahan Jaamac Cilmi Jiir dawlada kasta oo timaada waxa iska cad inay jiraan dad caadaysta boobka hantida umada,iyagoo adeegsanaya
Wednesday, May 22, 2013.

GOONI-ISUTAAGU: WAA U NOLOL SOMALILAND, SOMALIYANA WAA U DHIMASHO by mubarak muse WAX LA WAAYAY SOOMAALAAY NINKII WAALAN BAA U DU?DA [ midnimo]
Wednesday, May 22, 2013.

Soomaalidu waxay tidhaa mar dage alay dagay malabaad i dagana anaysdagay BY Muhamed Jama Waxaan marka hore salaamayaa bahda war baahinta hadhwanaag asalama calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatuhu
Wednesday, May 22, 2013.

Sooyaalka Facebook-ga Qaybtii 2aad By Sa?ad Mohamed Aareeye Facebook-ga oo ah shirkada xaga internetka aha waxa wada leh shakhsiyo iyo shirkado badan,waxana leh saamiga ugu badan
Wednesday, May 22, 2013.

DERISKAAGU WAA ILAALO AAN LAGUU DIRAN ? Somaliland iyo xidhiidhka deriskeeda by Abdirahmaan hamud omer Dawladihii kala dambeeyey ee soo mara wadankeena Somaliland waxay xooga saareen maskax iyo muruqna ku bixiyeen sidii nabad
Wednesday, May 22, 2013.

jawaab wiilka lagu magacaabo xamse cabdiraxman ee talada usoo jeediyey madaxwynaha qaranka axmed siilanyo by cabdicasis jaamac marka hore waxaan salaan qaaliya hawada usoo marinayaa dhamaan shacabka j.s.l meelkastay joogaan gaar ahaan
Wednesday, May 22, 2013.

Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Lagu Wargelinayo In Ay Ka Soo Qeyb Galaan Baroordiiq Loo Sameynayo Dr. Cumar Cismaan Raabi. Waxaan si xushmad leh dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu marti qaadeynaa inaad ka soo qayb gashaan kulan
Wednesday, May 22, 2013.

WAKAALADDA BIYAHA HARGEYSA BY Ahmed Muusa TAN IYO MARKII UU DHAMAADAY HALGANKII LAGU XORAYNAYEY DALKA EE LAGU SOO LAABTAY DALKA WAXAA HORUMAR LAGA SAMAYNAYEY
Wednesday, May 22, 2013.

Taariikhay Maaxaad Tahay? Prof. Cabdisalaam Yaasiin Taariikhay maxaad tahay? Tamartii bulshadiyo Halkuu dhaxalku teednaa
Wednesday, May 22, 2013.

Dhakhtarka Berbera oo noqday goob la isku baadho by Abdikadir Yool Sidaad la wada socotaanba waxaad goob jog uwada ahaydeen hadad tihiin reer saaxil gudi ku sheeg uu mayarka si qota dheer
Wednesday, May 22, 2013.

Faallo Siyaasaddeed:Puntland oo Caddilan Siyaasaddeed ku sugan!W/Q Idiris A.Dooxa-joog Maamul Soohdin qabyaaladdeedka Puntland la magac baxay ee ka mid ah dhibaatooyinka siyaasad koox odayeesan
Wednesday, May 22, 2013.

Waxaa Dhacaysa Dabayshii 1981kii Oo Kale,Sadaashaanu Waxay U Janjeedhaa In Shacabka Somaliland Markale Isku Diyaariyo Dagaal Ay Lagalaan Maamulka Mudisho ee Somalia. Bal aan inyar ku nasano qoraal kooban oo ka hadlaya halgankii hubaysnaa ee SNM iyo xasuuqii isir tirka ahaa ee loogaystay shacabka Somaliland.
Wednesday, May 22, 2013.

Mahadka Al-Furqaan Online Waxa Uu Kuugu Bushaaraynayaa In Uu Kuu Hayo Macalimiin Aqoon U Leh Diinta Islaamka, Luqada Carabiga Iyo Teena Soomaaliga Ahba. Kala Xidhiidh Call Me Free: 0013477174572 : 25224161524
Wednesday, May 22, 2013.

Dhaladka Iyo Odayaasha Dalkan iskii isu Xukuma oo Sheegay Inaaney tariikh ahaan Iyo Siyaasad ahaanba Labadan Wadan isu mid aheyn. Waxa Qoray Ciise Shiine Xaashi Koodbuur.
Wednesday, May 22, 2013.

"Madaxwaynaha Soomaaliya siduu uga dabaalan doonaa Jahwareerkan cusub ( Qalin Qoraalkii, Maxamuud Ducaale Saleebaan (Maxamuud-Tallaabo)" Waa sunaha waayaha isbedbedalka maalinlaha ah ee aynu la kulanaa, waxayna ku fadhidaa odhaah murtiyeedka
Wednesday, May 22, 2013.

Dawladda Ethiopia ayaa walaac weyn ka muujisay xubin ka tirsana ururka ONLF ee la dagaalama ciidamadda dalka Ethiopia oo hadda xil wasiir ka haya dawladda madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud by muuse ahmed ali ninkaasi oo horana u ahaan jiray sarkaal ka tirsana ciidamaddii militeryga dawladdii militeryga ahayd ee Siyaad Barre
Wednesday, May 22, 2013.

Ururka Nomad oo u mahad-naqay dadweynihii ka soo qayb galey xafladii 18 May 2013 Aniga oo ah ururka Nomad ee dalka Nederland, oo ah dhalinyaradii soo qaban-qaabisey xafladii Xuska 18
Wednesday, May 22, 2013.

A TALE OF TWO CITIES w/q Rashiid Yuusuf Dhuxul To His Excellency, President Ahmed Mohammed Mahmood Siilaanyo Dear Mr President
Wednesday, May 22, 2013.

MAAREEYAHA DEKADA BER-BERA ENG CALI XOOR-XOOR OO KU HAFTAY SIYAASADA DAWLADA SIIRAANYO...by XASAN JIRDE AW MAXAMUUD (DANJIR marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shabakadaha warbaahinta iyo akhristayaasha
Wednesday, May 22, 2013.

Laba Shaqo! W/Q: Saddaam Carab Si arxan darro ah ayaa loo garaacayey, qofkasta oo soo gaadhaa wax buu ku dhufanayey. Mid feedh daamanka ku wareejiya, mid laad ku
Wednesday, May 22, 2013.

Shirkadii Duulimaadyada Daalo oo dib loo hawl gelin doono wraysi Maamulka Shirkada Shirkadii Duulimaadyada Daalo oo dib loo hawl gelin doono wraysi Maamulka Shirkada
Wednesday, May 22, 2013.

WIIL DHALINYARO AH OO KU SUGAN G/SOOL OO MADAXWAYNE SIILAANYO TALO USOO JEEDIYEY Anigoo ah wiil dhalinyaro ah oo reer somaliland ah waxaan ka hadlayaa madaxwaynaha somaliland mudane
Wednesday, May 22, 2013.

Muqdisho -Mooshin Mamnuucan, Madax Macaawino miskiin Muudsata & Mudaharaad Maleegid !!W/Q Idiris A. Dooxa-joog Dawladda Ay aqoonsiga siiyeen Reer Galbeedka dunnida ku aram ku taagleeya ee ay ugu yeereen waa dawlad
Wednesday, May 22, 2013.

Boqor Raabi yusuf cabdilaahi oo maanta laga siidaayay xabsiga dhexe ee magaalda hargiesa Waxaa galinkii danbe ee maanta xoriyadiisii dib loogu soo celiyay boqor raabi yusuf cabdilaahi oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland oo mudo laba bilood iyo badh ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee maglaada hargiesa,
Wednesday, May 22, 2013

Burco: DAAWO VIDEO: Maayarka Burco oo Qado sharaf ku qaabilay Odayaasha iyo Guurtida Beesha H.yoonis, iyo Kulan la iskugu Calool Xaadhayey oo ka dhacay Hotel Ramad Burco Kulankan ayay ka soo qaybgaleen 3dii Maayar ee xilka u kala Danbeeyey Cabdi Burco, Maxed Diriye Xayd Dibjir iyo Maxamud Dhegolaab, sidoo kale waxa kulanka goobjoog ka ahaa Maayar xigeenka Burco Mr. Xoday, Agaasimaha Madaxtoyada ee Gobolada Bari Mr.Yaasin X...
Wednesday, May 22, 2013

Gabadh Ardayad ah oo Cusbitaalka Lagu Ogaaday inay 4 Kelyood Leedahay London (HWN)- Gabadh ardayad ah oo u dhalatay dalka Ingiriiska oo loola cararay cusbitaalka si qalliin degdeg ah loogaga sameeyo
Wednesday, May 22, 2013

Xuskii 18- May Ee Wadanka Turkiga & Wacdarahii Ay ka Dhacay Istanbul. Madashan loogu dabaaldegayo loogun damaashaadayo xuska 18 May ayay Kasoo qayb Galeen Marti sharaf tirro badan oo isugu jira arday, ganacsato & masuuliyiin kaleba kuwaasoo iskaga kala yimi gobolada dalkan Turkiga oo dhan.
Wednesday, May 22, 2013

R.Hadhwanaag: Anaa Hubo oo Shirku Wuu Qabsoomayaa? Madaxweynaha Waanu isku Fiicanahay Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Wareysi Gaar ah Wariye Ibraahim Cismaan ayaa Wareysi la Yeeshay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir
Wednesday, May 22, 2013

Wasiirka Ciyaaraha Oo Ka Hadlay Wakhtiga Kama Dambaysta Ah Ee Ay Qabsoomayaan Ciyaaraha Gobollada Somaliland Waxa kale, oo uu Wasiirku shaaciyey in gobollada dalka looga baahan yahay in gobolkastaa uu Xulka uga qayb-galaya tartanka soo abaabulo, isla markaana aanay ka dib dhicin wakhtiga ugu dambeeya ee loo baahan yahay inay Caasimadda Hargaysa soo gaadhaan dhammaantood.
Wednesday, May 22, 2013

R-Hadhwanaag:-Halkan Ka Dhagayso Warklii Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa Oo Uu Soojeedinyaan Weriye Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Iyo Weriye Maxamed Aadan Ismaaciil. R-Hadhwanaag:- Halkan Ka Dhagayso Warkii Dalka Gudihiisa Iyo Dibadiisa Oo Uu Soo Jeedinayaan Weriye Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Iyo Weriye Maxamed Aadan Ismaaciil.
Wednesday, May 22, 2013

Afhayeenka Beesha Galbeedka Burco oo Ka Digay in Madaxweynuhu Siqiiriyo Kalsoonidii Ay Ku Qabeen Xukuumaddiisa ?Ismaaciil Shaqalle oo Derejadiisa la yaqaanay waxa la yidhi waa Sarreeye Gaas, Dhancadde oo la yaqaanayna Waxba lama siinin, annaguna ma Rumaysan nin dhintay baa aakhiro derejo lagu Siiyaa?- Md. Maxamed Muuse Cune (Faarax-deyr)
Wednesday, May 22, 2013

Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Oo Tababar U Xidhay Koox Weriyayaal Ah Oo Ka Kala Socday Qeybaha Kala Duwan Ee Warbaahinta Iyo Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey DAAWO SAWIRADAN "Saxaafada xorta ahi waxay udub dhaxaad u tahay kaalina ay ka geysata mujtamaca xorta ah" Mr Andy Hill oo ah khabiir Ingiriis ah oo muddo dheer aduunka kaga soo shaqeeyey saxaafada
Wednesday, May 22, 2013

?Saxaafad Xor Ahi Waxay U Baahan Tahay Bulsho Xor Ah?.. Meel bilaa Sharci Ah Kuma Noolaan Karno Oo Waa Xaaraam Calayk?? Wasiir Ku-Xigeenka Warfaafinta Hargaysa(HWN):-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa daboolka ka qaaday inaanay meel aan sharci ka jirin ku noolaan karayn Saxaafada xorta ahi, isla markaana loo baahan yahay Sharciyad u dhaxaysa bulshada iyo Saxaafada Madaxa banaan.
Wednesday, May 22, 2013

R:Hadhwanaag:Muwaadiniin Saluugay nidaamka maamul ee biyaha caasimada lagu cabo. R:Hadhwanaag:"Biyo lama waayine cadaalad ayaan loo maamulin" Axmed Cabdi Biite. "xukuumadu cadaaladaba iyadaan ku dhaqmin"Ismaaciil Maxamed Ciise.oo waraysi gaar ah siiyay Ibraahim Cismaan Axmed.
Wednesday, May 22, 2013

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Danjiraha Dawlada Faransiiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Danjiraha Dawlada Faransiiska U Qaabilsan Somaliland Iyo Soomaaliya
Wednesday, May 22, 2013

Toronto Daawo Video Xafladii loowada dhamaa ee 18 May kana dhacday Toronto & Fanaanka Legend-ka ah Sir Mahamud (Walaalaha Sweden) Daawasho wacan. Daawo Video clip-tan yar ee aanu soo xulnay....
Wednesday, May 22, 2013

Daawo Xafladii ka dhacday Holland ee 18 May iyo Hadhwanaagnews oo barnamij idiin ka diyarisey Daawo Video. Waa Barnamij qiimo leh Daawo wacan.
Wednesday, May 22, 2013

AQOON BAAHSHE3:Waa barnaamij ay iska kaashadeen JAMACADA GOLLIS iyo MAREEGTA HADHWANAAGNEWS. Hargeysa-(HWN)-AQOON BAAHSHE3:Waa barnaamij ay iska kaashadeen JAMACADA GOLLIS iyo MAREEGTA HADHWANAAGNEWS. Isla markana loogu talo galay ardayda dugsiyada sare oo su?aalo ah, laguna bixin doona abaal marino aad u muhiim ah cida ku guulaysata. Jawaabaha Qaybtii 1aad Iyo Su?aalaha Qaybta 2aad.
Wednesday, May 22, 2013

Hargeysa: Sariibad Cusub Oo Degmadda Maxamed Mooge Laga Furay iyo Nuxurka Khudbadihii Halkaas Laga Soo Jeediyay+Daawo Sawiradda Suuqani waxa uu ka kooban yahay sadex qaybood kala ah qayb bakhaaro ah iyo qayb sida Iyo qaybtii kale ee wadhatada hilibka iyo caanaha ,
Wednesday, May 22, 2013

DAAWO VIDEO - Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole Oo Kormeeray Beeraha Deegaanada Boorama & Baki Ee G/Awdal. Wasiirka Beeraha Somaliland Prof. Faarax Cilmi Geedoole Oo Kormeeray Beeraha Deegaanada Boorama & Baki Ee G/Awdal.
Wednesday, May 22, 2013

DAAWO VIDEO - Badhasaabka Gobalka Awdal & Duqa Degmada Boorama Oo Shacabka Uga Mahadceliyeen Sidii Weyneed Oo Ay Ugu Qeyb Galeen Xuska 18 May. Badhasaabka Gobalka Awdal & Duqa Degmada Boorama Oo Shacabka Uga Mahadceliyeen Sidii Weyneed Oo Ay Ugu Qeyb Galeen Xuska 18 May.
Wednesday, May 22, 2013

Ma Dhabaa In Xukuumadda Somaliland Ay Hakinayso Wada-hadalladii Ay Kula Jirtay Soomaaliya Hargaysa(HWN):-Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa la sheegay inay hakinayso wada-hadalladii u socday Somaliland iyo Soomaaliya, kadib markii uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusow ay ka soo yeedheen hadalo wax u dhimaya hanaankii wada-hadalku u socday.
Wednesday, May 22, 2013

Gudoomiyaha Tuulada Karin oo ku taal Buurta Daalo oo qaylo dhaan ka muujiyay Biyo la,aan ka jirta degaankaas Gudoomiyaha Magaalada karin ee Gobolka Sanaag Maxamed Ducaale Shire ee ku taala afaafka hore ee buurta quruxda badan ee daalo ayaa cabasho ka muujiyay Biyo la,aan ka haysata magaalada iyo dadka degaankaas
Wednesday, May 22, 2013

Urur Goboleedka IGAD oo la wareegay Jaamacada Cilmiga Xanaanada Xoolaha ee Sheekh munaasibada balaadhan oo si Rasimya Loogu Loogu Wareejinayey Jaamacada Cilmiga Xanaanada Xoolaha Urur Goboleedka IGAD, Isla Maraakana Muddo Saddex Sanno Ah Ay Sii Wadi Doonta Maamlida Jaamacad Haayda Talyaaniga ah Ee Terra -Nuova ayaa Maanta Lagu Qabtay Xarunta Jaamacad Xoolaha Ee ISTVS ee Degmada Sheekh
Wednesday, May 22, 2013

R-Hadhwanaag:-Xildhibaan Faysal Yuusuf Oo Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Vaanta Ee Wadanka Finland Oo Waraysi Uu Siiyey Hadhwanaagnews Kaga Hadlay Arimo La Xidhiidha 18-Ka May Iyo Waddanka Finland R-Hadhwanaag:-Xildhibaan Faysal Yuusuf Oo Ka Mida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Vaanta Ee Wadanka Finland Oo Waraysi Uu Siiyey Hadhwanaagnews Kaga Hadlay Arimo La Xidhiidha 18-Ka May Iyo Waddanka Finland
Wednesday, May 22, 2013

R-Hadhwanaag: Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Sheegay In Ciyaaraha Goboladu Ku Qabsoomayaan Wakhtigii Loogu Tala Galay R-Hadhwanaag: Wasiirka Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Sheegay In Ciyaaraha Goboladu Ku Qabsoomayaan Wakhtigii Loogu Tala Galay
Wednesday, May 22, 2013

Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-Ka May Ee Magaalada Shaffield Ee Wadanka Ingiriiska Oo U Mahad Celiyey Masuuliyiinta Iyo Dadkii Ka Soo Qayb Galay Munaasibadii Ka Dhacday Magaaladaasi. Guddida Qaban Qaabada Xuska 18-Ka May Ee Magaalada Shaffield Ee Wadanka Ingiriiska Oo U Mahad Celiyey Masuuliyiinta Iyo Dadkii Ka Soo Qayb Galay Munaasibadii Ka Dhacday Magaaladaasi.
Wednesday, May 22, 2013

Dowlada Bakistan oo Dalkeeda Ka Mamnuucday in Dadka Kabaha Buudka ah Ay ka Hoos Xirtaan Sigisaanta islamabad-(HWN)- Sheeko yaab leh oo qofkii maqlaa aysan ka dhaadhaceynin ayay ku dhawaaqday dowlada Bakistan oo ku taala qaarada
Wednesday, May 22, 2013

R.Hadhwanaag: Anaa Hubo oo Shirku Wuu Qabsoomayaa? Madaxweynaha Waanu isku Fiicanahay Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Wareysi Gaar ah
Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Oo Tababar U Xidhay Koox Weriyayaal Ah Oo Ka Kala Socday Qeybaha Kala Duwan Ee Warbaahinta Iyo Khudbadihii Madasha Laga Jeediyey DAAWO SAWIRADAN
Toronto Daawo Video Xafladii loowada dhamaa ee 18 May kana dhacday Toronto & Fanaanka Legend-ka ah Sir Mahamud (Walaalaha Sweden) Daawasho wacan.
Mahadka Al-Furqaan Online Waxa Uu Kuugu Bushaaraynayaa In Uu Kuu Hayo Macalimiin Aqoon U Leh Diinta Islaamka, Luqada Carabiga Iyo Teena Soomaaliga Ahba.
Hargeysa: Sariibad Cusub Oo Degmadda Maxamed Mooge Laga Furay iyo Nuxurka Khudbadihii Halkaas Laga Soo Jeediyay+Daawo Sawiradda
Waftigii Uu Hogaaminayay Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Britain Ee West Minister
Hargeysa: Suldaan Xog-Waran Ka Bixiyay Afar Xaas Oo Uu Qabo Oo Uu Guri Kaliya Isugu Geeyay
Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somaliya Iyo Dhawaaq Uu Ismaaciil Buubaa Ku Duray Madaxweyne Siilaanyo
Xafladii Xuska 18-Ka May Ee Magaalada Sydney Ee Dalweynaha Ustareeliya. (Sawiro)
Mudane Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Canada Oo Shacabka Somaliland Ku Hambalyeeyay Xuska Munaasibadda 22-guuradda Madax Banaanidda Ee 18- May
GERMANY: Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Dabaal-dagayey Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Oo Ka Dhacday Dalka Jarmalka Iyo Wacdarihii Fanaanintu Muujiyeen DAAWO SAWIRADAN
Wasiir kuxigeenka Wasaarada Warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Oo Tababar U Furey Sodomeeye Weriyayaal Ka Kala Socday Qeybaha Kala Duwan Oo Warbaahinta Dalka DAAWO SAWIRADAN
A former senior UN official, left her high-powered life and sold everything she had to return to her homeland and start a maternity hospital
Hadhimo Sharafeed Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Ku Mamuusay Weftigii Reer Jabuuti Ee Ka Qeybgalay Madaxbanaanida Somaliland Ee 18 May DAAWO SAWIRADAN
Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Aqoonsadaan Qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland

Friendly Linkgaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.