(Hadhwanaagnews) Wednesday, March 10, 2010
Marka Hore Waxaan idiin soo Dirayaa Salaan Qaali Ah
Bahda Shabakaadda Casriga Ee Hadhwanaagmedia Thank u More &
Akhyaarta Sharafta Badan ee Somaliland
Gabaygan Waxaa Layidhaahda Gufaaco
waxaan ka bixinaya sharaxaad Ama Tusaale
Gabaygan Gufaaco,
waxaan dareemay Asxaabtii Siyaasadda oo is wada haysta iskuna haysta
kursiga & dastuurkii oo dabool la saaray,
Dalka waxaa iska leh shacabka somaliland waxaay raban nabad inu ahaado
dalku balse musuuliyiintuna ma sheegan karan dalka,
waxaa loo soo maray xorriyadda somaliland dhib weyn dad & adduunyaba waa lagu waayey
somaliland ma galikarto gorgortan siyaasadded haddaan ahaay Guddoomiyaha uruurka s.y.n-Eu
marnaba raali kama iihi
inaay ka dhacdo dhibato & musuqmaasuq dalkaayga hooyo Ee Somaliland
waxaan ku billaabay gabaygii gufaaco sitan wacaan,
Gardarrada raggii dhigay
ayaan cidiiba gaadhaayne
Gole baarlamankii
hadduu guurti wadi waayey
Gabigood dadweynaha
hadduu kala gorfaynwayay
Doorashadii la gadhana
hadduu gesta uga qaado
Gulufkiyo colaadduna,
hadduu gabiga uu jiidho
Gayaankiyo barbaartay
dhibtuba garabka goysaay
Gibigeed somaliland
gaadhka ka ilaasha,
Gafka laysku gaystay
waa midaan cidi garsiinay
Go,aankii inooyiil
haddii geesta laga dhaafay
Garashadii la dhowro,
dastuur qodobka gaynaya
Garaad xumadu waa waxa
runtii loga gabsadaay,
Ninka sharciga geesmara
maxkamad gowhalagu siiyo,
Gufaacada mucaaradku wado
gadafka howshooda
Garaad xumada ina riyaale
uu wado golaha hostiisa
Gafka qaadan maayne
Bulshadu,
way is gilgilaaysa
Nabada iyo wanaanbay ku gamayan
Gibigeed somaliland
Waa birgaaydh adag,
waa bilaahi tawfiiq
Jaw Nabad Thank u
By Abwaan mudiir shevodinio mohammed ahmed
Manager S.y.n-Somaliland Young National-Eu
Shevodinio mohammed ahmed
Mudiir shevodinio
E-mail shevodinio7707@hotmail.com
mudiir shevodinio mohammed ahmed