Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogaysiis Laanta Xisbiga Kulmiye Ee Magaaladda Birmingham Oo Qabanaysa Shirweyne.


(Hadhwanaagnews) Thursday, July 05, 2012
Xisbiga tallada waddanka Somaliland haya ee Kulmiye laantiisa Birmingham waxay iclaaminaysa inay qabanayso shirweyne lagu dardar galinaayo Laanta Xisbiga laguna soo dhaweynaayo xubno ku soo

 Xisbiga tallada waddanka Somaliland haya ee Kulmiye laantiisa Birmingham waxay iclaaminaysa inay qabanayso shirweyne lagu dardar galinaayo Laanta Xisbiga laguna soo dhaweynaayo xubno ku soo biiray, shirkan oo qabsoo midoona maalinta Sabtida ah ee bishu tahay.



7/7/2012.

 
 
Wakhtiga uu qabsoomaayo saacadu waa 4;00pm ilaa 7;00pm e fiidkii.
 
Cinwaanka goobta uu shirku ka dhacaayo ayaa ah
12 whitmore  Rd, small heath, Birmingham. B10 ONT.
 
Wixii faah faahin ah kala xidhiidh telka ah.
01214485343



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.