Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan magaalada London iyo nawaaxigeeda in la qabdoono xaflad si heersare ah loo soo agaasimay, oo ay soo qabanqaabiyeen islamarkaana soo agaasimeen dhalinyarada taageersan urur siyaasadeedka Xaqsoor ee degan East London. Xafladda oo muhiimadeedu tahay balaadhinta Laamaha iyo Xafiisyadda Urursiyaasadeedka Xaqsoor ee dhamaan degmooyinka iyo magaalooyinka kakoobatantahay dalkan Ingiriisku.
xaflada ayaa waxa ay ka dhacaysaa Hoolka caalamiga ah ee layidhaa Oxford House ee ku yaala xaafada Bethnal Green ee dagmada Tower Hamlets ee Bariga magaalada London.
xafladu waxa ay dhacaysaa 08-07-2012 oo ah maalin axad ah waxa ay bilaamaysaa 18:00 -22:00
xaflada ayaa waxa ka soo qayb galaya
masuuliyiinta urur siyaasadeed ka xaqsoor, siyaasiyiin magac ku leh somaliland, aqoon yahano, abwaaniin iyo waliba dad magac ku leh bulshada reer somaliland.
sidaa darteed dhalinyarta somaliland ee east london waxa ay si sharaf leh idiinka codsanayaan in aad kala soo qay qaadataan xafladaa, qiimaha badan.
Taariikhda Xafladu: 08:07:2012
Wakhtiga: 18:00 ( 6:00pm)
Goobta:
OXFORD HOUSE IN BETHNAL GREEN.
DERBYHIRE STREET, LONDON.
E2 6HG.
Gaadiidka Madasha kukeenayaa waxaa kamida: Central Line Tube, D3 Bus, 388,8,106,254,d6 iyo 309.
Wixii faahfaahina ee dheerada kalasoo xidhiidh telefoonada hoos ku qoran.
07885780565 Cabdixakin Cadaani
07985355762 Yaasiin Guray
07534212197 c/xakiim Adan Awil
07852784360 khadar Dimuquraadi