Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Boggaan Waa Boggii Hambalyooyinka Farxadaha Aroosyada meherka iyo Dhalashooyinka Halkaan Guji o ka eg War Qadaadii Hambalyada ee aad Hadhwanaagnews Soo Gaarsiisay


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
Bogga Hambalyooyinka

 Arooskiina Amiin

Cabdalle Sahal Xasan (Dactoorka) Iyo Reerkiisa

C/Rashid Sahal Xasan(Xoogsade)  Iyo Reerkiisa

Axmed Cisman Abokor Samsamle Iyo Reerkiisa
´Times New Roman´,´serif´; mso-fareast-font-family: ´Times New Roman´">

Yaasiin Ismaciil Carab Iyo Reerkiisa

Axmed Diriye Buraale Iyo Reerkiisa

Yususf Cabdi Kaadkaade iyo Reerkiisa

Cawil Axmed Faarax ina qoordheere

Waxay hambalyo iyo boogaadin hawada u soo marinayaan Boqorka iyo Boqorada.

King Fu’ad Abokor X.Axmed (Dabagaale

Queen Rooda Axmed Shire

oo aqal galkoodu ka dhacay magalada Burco bashbash iyo barwaaqo kala qaada duriyad saalax iyo badhaadhe baanu ilaahay idiinka baryaynaa. (AMIIIN)

 

dhalasho farxadleh

hanbalyo dhalasho farxad leh

waxanu hanbalyaynaynaa anaga oo kala ah

 Aabo c/raxmaan maxamed c/raxmaan
                     iyo
hooyo Xaliimo cabdi ismacil naaleye
 
 caruurtooda oo kala ah
   

1, maxamed c/raxman maxamed
2.shaadiya c/raxman maxamed saygeeda iyo caruuteda
3. farduus c/raxman maxamed saygeeda iyo caruurteeda
4.ubax c/raxman maxamed
5,faysal c/raxman maxamed
6.yaxye c/raxman maxamed

dhamaantood waxay hanbalyo dhalasho farxadleh gaadhsiinayaan
 
Aabo axmed maxamed cisman
                 iyo
hooyo nasiim siciid cisman
 
oo gabadhi u dhalatay gabadhaasi yar oo loo bixiyay "khadiija axmed maxamed cisman "
 dhamaantayo waxanu leenahay noqo tii diinteeda waalidkeeda iyo dalkeeba anfacda
               Aamin Aamin Aamin

 

Hambalyo aroos farxad leh..

Hambalyo aroos farxad leh,

Gacal iyo xigaalaba-Guurkiina lagu farax.

Aabe-Maxamed cali Dhuux iyo Hooyo-Shukri maxamed Muuse, waxay farxada arooska jecel yahiin ineey la wadaagaan Caruuska iyo caruusada

    Maxamuud Awad aaden iyo Xamdi maxamed cali(Dhuux),

Oo 4-tii bishan oo ahayd habeenkii khamiista ku aqal galay Galbeedka magaalada London ee dalka ingariiska waxayna illaahay uga baryayaan ineey noqdaan kuwii isku waara ubad qayr qabana kala hela inuu eebe ka dhigo..

  Waxaa sidoo kale farxada arooska jecel ineey la wadagaan Caruuska iyo caruusada kala ah-Maxamud cawad aaden iyo xamdi maxamed cali(dhuux) dhamaan ehelka iyo qaraabada ay kazoo jeedaan labadan lamaane iyo asaabtoodaba,Gaar ahaan (Reer Cawad aadan iyo Reer Cali dhuux),iyo Anigoo ah Durraan c/llaahi shirwac-ba.

Waxaanan caruuska iyo caruusada aan leeyahay uguna ducaynayaa,

     Arooskooda labadii

     Mid abshira ahaadoo

     Awlaadsan kala hela

    Anfacaa dadkoodiyo

    Diintii islaamkaan

    Maxamed iyo Xamdiyeey

    Illaah idiinka tuugnaye

    Aamin un noo dhaha..

         Hambalyo-Hambalyo-Hambalyo ,,ayaanan mar labbaad iyo mar sadexaadba leenahay Caruuska iyo caruusada-Maxamud awad aaden iyo xamdi maxamed Cali(Dhuux)..

     Durraa c/llaahi shirwac

  London/uk.

 

 

Hambalyo Dhalasho

 

Dhamaan Reer Kayse Aadan Robleh  waxay  hambalyo dhalasho farxadleh u dirayaan

Samiira Kayse Adam iyo Saygeeda Ibraahim Yusuf Ciise oo wiil ugu dhashay Magaala madaxda Gobolka Togdheer ee Burco wiil kaas oo loo bixiyay Mohamed Ibrahim Yusuf , waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu noqdo kii dalkiisa iyo diintiisaba anfaca Aaamiin Aamiin….

 

 

 

Hambalyo Aroos

 

Foosi Maxamuud

Maxamed Ibraahim

Nuradin Cabdi

Axmed Cabdi

Hodan Abdi

Deeqa Harbi

Zakariye Axmed

Khalid Harun

Cabdiraxman Shire

Khalid Ibrahim

Cabdikarim Xuseen (Jacfar)

Cabdiraxman Maxamed

Cabdiraxman Shire (Berbera) iyo Xaaskiisa

Jamaal Muxyadin

Mukhtar Axmed

Iyo dhammaan bahda SOSSAM (SOS Sheikh Secondary Alumni Malaysia)

waxay hambalyo Aroos oo kal iyo laaba u dirayaan lammanaha qaaliaga ah

Eng. Cabdisamad Cali Cawale iyo Marwo Sucaad Ducaale Jaamac

Oo arooskoodu ka dhacay City Plaza Hotel ee magaalada Burco, 3/July/2012 waxaanay u raacinayaan ducaadii Rasuul NNKH oo ah

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بالخير

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.