cali maxmed yuusuf{ cali gurey}ay xagxagtaan maatidoodii uu naftiisa usoo hurey bal cunugan yare abusharaf ee waxkasheegaya mujaahidka miyaanu ka baqaneyn inuu abaalkiisu qabto.
Lkn haduu caqli leeyahay cunugani muu qalin iyo warqad uqaateen muj:cali gurey.
Mida kale in shakhsi masuul ah lacaayo shakhsiyadiisa maaha caqliga saliimka ah ee abusharaf abti mujaahidka xaalana hasiine amaankiisa udadaal.
Maalin hore waxaan arkaayey iyadoo cay aad cayday shakhsi kale waa Dr buubaa lagaaga jawaabayo oo magacaagan lagu sheegay ABUCARUUR lkn maanta ayaan taas garawsadey waayo waxaan isweydiiyey qoraalkan muu qorin qof caqli usaaxiib ahi,muu qorin qof aqoon lihi ee waxa qorey ilmo caruur ah oo farta bartey.
Ugu danbeyn waxaan ku leeyahay ABUCARUURAW dadka waaweyn lama caayo ee abti qalinkaaga u adeegso wax dadka isku soo jiidaaya.
W/qalinkii:Abdihakim_marrayare1@hotmail.com
Addis
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga