Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


BURCOO KADHACDEY SALAANKII KAFTANKA EE U DHEXEEYAY HARGEYSA+FADEEXAD DULHOGANEYSA MAAMULADII SOMALILAND ISKAGA DEMBEEYAY(daawo):maxamud faatixo


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
kaftanka iyo xifaaltanku waxa uu soodhaweeyaa iskuna keenaa quluubta dadka, bushada

kaftanka iyo xifaaltanku waxa uu soodhaweeyaa iskuna keenaa quluubta dadka, bushada ka amaamudaa in ay is bartaan,
waxa uu abuuraa kagacal dahsoonaa,
waxa uu keenaa tartan bilaa naxli ah,
waxaanu abuuraa Qoys,
 waayo Bani aadmigu isma fahmo ilaa uu wada sheekaysto,
in taa hadii aan kaga gudbo Araarta.
 
aan u dhaadhaco kaftankiiye ,
maqaalkii kan kahoreeyay waxaan kusooqorey tartanka xaga deegaanka, dhismaha, horumarka,iyo waliba ficilada oo uu ciwaan kiisi ahaa
 
(Bucoo u cadhootay maxay diyaaradaa Hargeysa duqaysey anana noo duqeyn weydey)
 
hadaba saaxiibayaal mid kalaad maanta dhex jiiftaan reer BURCOY mamaantaa tidhaahdeen 26kii JUNE magaranayno
iyo waa maalikii Nabigu dhashay (SCW).
 
xaqiiqan horta anigu waan diidey waxaaben idhi hadii aan reer burco inyar

kabartay taniwaa MAJAAJILADOODII iyo cawajkii ayku caan baxeen ee kama aha malaha dacad, 
 
waayo waxaan soo xasuustey maalikii SIYAAD BARRE  kuyidhi war mayla socotaan ee ay yidhaahdeen waanu kaa horeynaa,,
 
isku soowada duuboo markaan u soo daadego kaftankii maanta BURCO iyo HARHEYSA udhaxeeyay  dee waala idinka helay  B Burcooy sidaan doontaanba udhigtoo,,
 
taniwaxay fadeexad iyo wajigabax kutahay oo kale Dowladihii iyo maamuladii iskaga dembeeyay Somaliland maxaa sababey in ay  jiilkii, ubaxii, midhihii, somaliland maanta garanwaayeen taariikhdoodii sooyaal, (cajiib) maxaynu kafileynaa kii SNM.
 
DAAWO
DAAWO:http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=ZNbAa_6V6vY
 

 
maxamud faatixo
 

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.