Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Dhamaan umada muslimiinta waxa la ogaysiinayaa meel kasta oo ay joogaan in mahadka ALFURQAAN academic home


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
Dhamaan umada muslimiinta waxa la ogaysiinayaa meel kasta oo ay joogaan in mahadka ALFURQAAN academic home

Dhamaan umada muslimiinta waxa la ogaysiinayaa meel kasta oo ay joogaan in mahadka ALFURQAAN academic home waxa  uu kugu busharaynayaa gaar ahaan dadweynaha soomaliyeed  ee jecel waxbarashada  uu qadanayo  waxbarasho tayo leh oo iskugu jirta

1.  Quraan ka kariimka

ah iyo tafsiirkiisa

2.  Luuqada carabiga ah

3.  Axaadiista rasuulka

4.  Fiqi

5.  Axkaamta shareecada

6.  Muxaadirooyin kala duwan

7.  Luqada ingriisiga iyo soomali

8.  Xisaabta 

Oo dhamaan iskugu jira bilow, dhexdhexaad iyo dhamaystir, sidaa daraadeed  waxa laga codsanayaa in dadweynaha sharafta leh  cidii danaynaysaa ay ka faa’idaysto  waxbarashada ilaaliyaana wakhtiga,

Wixii faah faahina ee intaa kala xidhiidh tel: 00 252 2 4161524 or 00252 2 814615 & + 9147974

And SKYPE name: Macalinkhadar  AMA alfurqaan16 and email: bedri_hassan4hrg@hotmail.com

Ama mustafecabdi338@hotmail.com ama  mustafecadi228@hotmail.com

 

 

 

 

 

Importance Notice

All Muslim community notices where ever, in academic home of ALFURQAAN are notices especially Somali community a quality education are available at any time you want a TOT (teacher of trainee) and like this below:

1.  Holy Qur’aan and translation

2.  Arabic language

3.  Axaadiista rasuulka

4.  Fiqi

5.  Axkaamta shareecada

6.  Muxaadirooyin kala duwan

7.  English & Somali Language

8.  Maths  

Are noticed all Somali community an education beginning, middle and end so that are requested to keep the time and registration or contact for following tell phone :  00 252 2 4161524 or 00252 2 814615 & + 9147974

And SKYPE name: Macalinkhadar AMA alfurqaan16 and email: bedri_hassan4hrg@hotmail.com

Ama mustafecabdi338@hotmail.com ama  mustafecadi228@hotmail.com

Fii ga ardayga

1 arday  week waa  25$

4 week waa 25$

2 week waa  15$

3 week waa 20$

Sidaa awgeeed ku soo dhawoow al furqaan wakhti kasta

Habeen iyo maalinba(  day and night)

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.