Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Shirkada Jameco-weyn oo maanta carwadii dadweynuhu aad u loola dhacay!!


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
Companiga dayactirka baaburta ee Jameco-weyn ayaa maanta loo bogay habka ay kaga qayb

Companiga dayactirka baaburta ee Jameco-weyn ayaa maanta loo bogay habka ay kaga qayb gashay carwada ay soo qabanqaabisey shirkada ASAL. Jameco-weyn, waa shirkada alaabteedu ugu tayada wanaagsantahay Somaliland iyadoonay ka madhneyn qiimo jabani. Shirkadan waxaa la asaasay 1993-gii, waxaanay alaabta toos uga keenta wadamo badan sida:- Korea, China, India iyo qaar kaloo badan. Jameco-weyn, waxay laamo ku leedahay badi gobolada Somaliland, waxaanay supplier u tahay spare parts-ka ku yaala magaalooyinka Somaliland sida:- Borama, Wajale, Gabiley, Burco, Ceerigaabo, Laas caanood iyo Caasimadaba. Hadaba waxay macaamiisheeda ugu bushaareynaysaa in maalmaha ay carwadu soco ay qiimo dhimis aad ah ay usamaynayso macaamiisheeda.

 
Abdifatah Ahmed Abdi
 



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.