Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


CALI GURAY NOLOSHIISA MA CAY BUU KU DHAMAYSAN?? by kaise egeh ali


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews , waxaan leeyahay

waxaan salaamayaa dhamaan hawlwadeenada shabakada caalamiga ah ee hadhwanaagnews , waxaan leeyahay waad ku mahadsantihiin sida fiican ee aad u soo gubisaan fikirka dadwaynaha iyo aragtidooda,intaa ka dib waxaan markasta arkaa cali guray oo wax dhaliilaaya cali oo wax caayaaya wax caayaya ilaa laga soo bilaama xiligii kulmiye ,waxaan xasuustaa markii uu  ahaa kulmiye sidii u caayijiray udub iyo wixii uu ku hadli jitay,wax kale oo aan xasuustaa markii laga aryey kulmiye ee uu ku biiray udub i uu in sidii uu u caayi jiray udub si ka daran uu u soo caayey kulmiye asagoon waxba la hadhany una hadlayn sidii siyaasi, cali guray UDBUIYO XUKUMADEEDII ,KULMIYE IYO XUKUMADIISA labadaba wuu caayaayey labadaba

mucaarad buu ku ahaa in yar  oo uu ka mid ahaa udub,weliba xiligii kala guurka ee ay udub sii dhacaysay mooyaane,hadaba cali gurooyoow noloshaada ma cay un baad ku dhamaysanaysaa  ineel waxaad joogtaa xili ninwayne, cali guriyoow mucaaridnimadu maaha  wax cay ee waa wax hagaaine iyo maamul toosin ee maaha in aad saxaafada  soo fadhiisato oo fadeexada xukumada iyo madaxda qaranka aad wax kaga sheegto , waxaad maraysaa xiligii ragu  ka talin jiray wanaaga iyo nabadaynta ee dib isugu noqo caloooow...........




wabilaahi tawafiiq 

kaise egeh ali

xabad_16@hotmail.com

xabad22@gmail.com

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.