Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


UJ: BAYAAN MA JIRTO CID AAN U WAKIISHAY XUQUUQDAYDA SHAKHSIGA AH by Garyaqaan Foosi Sh.Yoonis Xasan


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 07, 2012
Ku: Dhamaan Saxaafada Madaxa-banaan ee SomaliLand 07/07/012

JAMHUURIYADA SOMALILAND

 

 

               Garyaqaan Foosi Sh.Yoonis Xasan      Garyaqaan Foosi Sh.Yoonis Xasan

 

Ku: Dhamaan Saxaafada Madaxa-banaan ee SomaliLand   07/07/012

 

 


0in 0in 0pt; TEXT-ALIGN: justify">UJ: BAYAAN

 

MA JIRTO CID AAN U WAKIISHAY XUQUUQDAYDA SHAKHSIGA AH

 

Annigoo ah Garyaqaan Foosi Sh.Yoonis Xasan,waxaan xagan ku Cadaynayaa in aanay jirrin cid aan u wakiishay ama aan Awood buuxda u siiyey Xuquuqdayda Shaqsi ahaaneed ee la xidhiidha dhibaatadii la’iigu gaystay Gudashada Waajibaadkayga taas oo la xidhiidha Mihnadayda Qareenimo Taariikhdu markay ahayd 19/05/012

     

               Sidoo kale ma jirto cid Madax-dhaqameed ah oo aan iyagana Awood u siiyey in ay ka hadasho Ergana ka gasho ama kala Xaajooto Madax-dhaqameed kale oo ku saabsan Dacwada hortaala Guddida Cadaalada eek u Taagan Gudoomiyaha Maxakamada Dagmada Hargaysa C/rashiid Beer-geel

 

                                    Sidoo kale haday dadka qaar u fasirteen si qaldan Kulankii dhexmaray Guddida Cadaalada iyo Uruurka Qareenada Somaaliland ee (SOLLA) ee kusoo baxay Saxaafada Madaxa-banaan Maalintii Jimcaha ee 06/07/012, balse waxa kaliya oo laga wadahadlay ay ahayd oo kaliya in ay Guddida Cadaaladu dhakhso uga Go’aan gaadho Dacwada uu kusoo Oogay Xeer-illaaliyaha Guud Gudoomiyaha Maxakamada Dagmada Hargaysa ee aanay jirrin wax dhe-dhexaadnimo ah oo ay ka wada hadleen labada dhinac

Garyaqaan Foosi Sh.Yoonis Xasan

 

ALLAA-MAHADLEH


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.