Lacag
Axmed Muse Dahir
Jamaal Abdi Adam
Dhamaan Dadkaasi oo Kusugan Caasimadda Dalka Sudan Ee Khartoum waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Hawada Umarinayaan Meherka :
Boqorka
Proff MOWLIID MUUSE ODOWAA ABOKOR
IYO
Boqoradda KHADRA FAAIS ABDI
Oo Meherkoodu Ka dhacay Isniinti 09.07.2012 Caasimadda JSL Ee Hargeisa.
Waxaanay Leeyin Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkina Lagu Farax Noqda Labadii Isku Waara Ee Ubad Khayr Qabana Kala Hella Amiin Amiin Amiin
Aqal Galkiinana Kugaadha Bashbashiyo Barwaaqo.
Hambelyo Meherka Mawlid Mouse Odowaa Iyo Khadra Fais Cabdi
http://www.youtube.com/watch?v=KB0yLzNPj9k
Hambelyo Meherka Mawlid Mouse Odowaa Iyo Khadra Fais Cabdi
Dr Ahmed Aideed Osman
Dr Hamse Ali Hussein
Dr Fadxi Maxed Heybe
Liiban Ismail Ali Dhubato
Maxed Abdirahman Abdilahi Rooble
Shaafici Mouse Ahmed
Eng Ahmed Bakaal
Maxed Xasan Caalin
Ahmed Cagayarre
Dr Mustafe Hussein Mohamed
Maxed Ahmed Sulub
Khadar Caydiid Raarujeed
A/risaaq Hassan Guure
A/aziz Hassan Guure
Abdifatah Sh. Mustafe
A/risaaq Suleiman Bashe
A/rashid Maxed Nuur (Buube)
A/laahi Isxaaq ( Ajay)
Shuceyb Hussein A/lahi
Ismail A/lahi Abdi (Dacwi)
Fouad Abdisalam Hassan
Eng Maxed Ismail Abokor
Eng Ali Yousuf Kaahin
Mustafe Hassan Daahir
Aden Daahir Cabdilahi
Maxed Ali Yusuf Qaaib
Khadar Yaasin ( Karama )
Hassan Mohumed Maxed
A/laahi Jambiir Saahir
A/lahi Maxed Ahmed
Siciid Ahmed Sulub
Hamse Ahmed Furre
Maxed Xuseen ( Adeer
Haarun A/lahi Jamac
Dhamaan Dadkaas oo Kala Jooga Daafaha Dunida Waxey Hambelyo Iyo Bogaadin u Dirayaan Boqorka Iyo Boqorada
Mawlid Mouse Odowaa
iyo
Khadra Fais Cabdi
Oo 09 July 2012 Meherkoodu Ka Dhacey Imperial Hotel Hargeisa .
Reerkii Lagu Nasto , Bash Bash iyo Barwaaqo ku Gaadhaa Aqal Galkooda Allah Ha KaDhigo
http://www.youtube.com/watch?v=KB0yLzNPj9k
Tahniyad Dhalasho
Awoowo Saleebaan Dirir Axmed
ayeeyo Xaawo C/laahi Warsame
Ayeeyo Aamina Maxamed Diiriye
Ayeeyo Luul X. Ibraahin
Abtiyo Suldaan Maxamud X. Xuseen Nuur
Suldaan Maxamuud Guuleed Mire
Abtiyo C/risaaq X. Xueen Nuur
Habaryaro Caasha X. Xuseen Nuur
Habaryaro Farduus X. Xuseen Nuur
Adeero Khadar Saleebaan Dirir
Adero C/risaaq saleebaan Dirir
Eedo Aasiya Saleebaan Dirir
Eedo Faysa saleebaan Dirir
Adeero Yuusuf C/slaan Raabi
Axmed C/laahi Xuseen
Liibaan Ismaaciil C/laahi
Waxay Tahniyad Dhalasho farxadeed u Dirayaan Hooyo Nimco X. Xuseen Nuur iyo Aabe C/raxmaan Saleebaan Dirir oo Wiilkoodii Curad uga Dhashay Magaalada London Ee Cariga Ingiriiska 7/7/2012 Maalinimadii isniinta Wiilkaasi oo loo bixiyay Yaxye C/raxmaan Saleebaan
--
MAHAD SANID
Axmed Cabdilaahi Xuseen
Contact:
4310646/9382342
hambalyo aroos
HAMBALYO HAMBALYO AROOS WACAN- WAXAANU MARKA HORE HALKAN KAA SALAMAYNAA HAWL DHAMAAN WADEENADA KA HAWL GALAA:
SHABKADA WARARKA EE CALAMIGA AH CAYNABANEWS.COM WAXAANU LEEENAHAY ASC WR WB-IYO-SHAQO WANAAGSAN SAAXIIBAYAAL MARKA XIGTAA WAXAANU SALAMAYNAA DHAMAANBA UMMADA REER
SOMALILAND MEELKASTOOY ADDUUNKA JOOGAAN WAXAANU LEENAHAY NABAD KU WAARA SHACAB
WANAAGSANI-
1.HOOYO DHUDI YUSUF JAMA CARUURTEEDA
2.HOOYO SUREER YUSUF JAMA CARUURTEEDA
3.HOOYO SAAQA YUSUF JAMA CARUURTEEDA
4.EEDO SAAQA IBRAHIM SHIRE CARUURTEEDA
5.OSMAN IBRAHIM SHIRE CARUURTIISA
6. MOHAMED YUSUF JAMA IYO REERKIISA CARUURTISA
7.ALI YUSUF JAMA IYO REERKIISA CARUURTIISA
8.MOHAMOUD YUSUF JAMA IYO CARUURTIISA
9.HASSAN YUSUF JAMA IYO CARUURTIISA
10.ABDIRISAK MOHAMMED YUSUF IYO REERKIISA CARUURTIISA
11.ISMAIL MOHAMMED YUSUF REERKIISA IYO CARUURTIISA
12.ABDI MUUSE ALI H.IYO REERKIISA
13.ABDI YUSUF HIRSI IYO REERKIISA
14.MUBAARIK YUUSF HIRSI
15.ANWAR YUSUF HIRSI
16.AMINA ABDISALAN IBRAHIM IYO CARUURTEEDA
17.ADAM ABDI SALAM IYO REERKIISA CARUURTIISA
18.DA´UD ABDISALAM IYO REERKIISA
19.MUBAARIK ABDISALAM IBRAHIM IYO REERKIISA
20.KHADAR ABDISALAM IYO REERKIISA
21.ABDIRASHIID MOHAMED HIIRAD IYO REERKIISA
22.ABDIRASHIID MOHAMOUD JAMA IYO REERKIISA
23.MOHAMMED MOHAMOUD JAMA IYO REERKIISA
24.YASIN MOHAMOUD JAMA IYO REERKIISA
25.HIIS MOHAMOUD JAMA
26.KHADAR SALIEMAN JAMA
27.ABDILAHI AHMED X MUSE IYO REERKIISA
28.SAHRA CAWIL YUSUF IYO REERKEEDA CARUURTEEDA
29.SAADO AWIL YUSUF IYO CARUURTEDA
30.MOHAMMED AWIL YUSUF IYO REERKIISA CARUURTIISA
31.MOHAMMED ABDILAHI ILEEYE IYO REERKIISA
32.KHADRA SICIID SEED IYO CARUURTEEDA
33.ADAM MOHAMOUD MOHAMED SABCE
34.MOHAMED ABDILAHI DIRIR IYO REERKIISA
35.SAHRA HASSAN OLOOL IYO CARUURTEEDA
36.ABDIRAHMAN ADAM JAMA ELMI
37.FATIMA ABDI ASHOUR
38.MADAR ALI HIRSI
39.KHADRA ABDILAHI ALI IYO REERKEEDA
40.MOHAMED AOBOKR H DIRIR
41.FARDUS AHMED H DIRIR
42.AHMED ELMI FOOJARI REERKIISA
43.JAMA DIRIR HIRSI REERKIISA
44.JAMA ADAM IYO REERKIISA
45.NOUR SALIEMAN IYO REERKIISA
DHAMAAN DADKAN KOR KU XUSAN OO KALA JOOGAA WADAMADA.SOMALILAND.UK
NORWAY.SWEDEN .DANMARK . SWITZERLAND .GERMANY WAXAAY HAMBALYO AROOS
U DIRAYAAN BOQORAD HALIMO YUSUF HIRSI IYO SAYGEEDA BOQOR MUUSE ISMAIL MOHAMOUD
OO SHALAY MARKII TAARIIKHDU AHAYD 07/07/2012 KA DHACAY WADANKA UK GAAR AHAAN CAASIMADA LONDON.waxaanu ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka(scw) barakalahu laka waabaraka calayka wajama baynakum bilkhayr amiin aamiin ISKU WAARA GACALYAHOW
Hambalyo
Musa Barkhad Qayaad, xaaskiisa Deeqa Maxamuud Dhawel, carruurtooda iyo dhammaan dadka hoose ku xusan, waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan: Boqorka Abdirazaaq Haji Abdi Hassan Buuni Boqorada Muna Musa Debey Geedi, oo Meherkoodu ka dhacay waddanka Ingiriiska xaafada Wembilidon shalay oo Taariikhdu ahayd 06/07/2012.
Waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela "Baaraka Laahu Lakum wa Baarka calaykum.
Amiin Amiin Amiin
Musa Barkhad Qayaad
Abdillahi Kahiye Lo´doon
Ali Aare
Mohamood Haji Abdi Hassan Buuni
Awil Haji Abdi Hassan Buuni
Bashir Alu Gulaid
Jibriil
Hassan
Abdirahman Aroos-diid
Abdillahi Qalib
Hanbalyo aroos
Iimaan maxamed ciise, iyo xaaskiisa koos cali yusuf,
Axmed c/qaadir xaaji xuseen iyo xaaskiisa Seynab caalin farascade.
Ismaaciil jaamac askar iyo xaaskiisa Seynab xaaji yuusuf (dawo)
Mustafe c/laahi aadan iyo xaaskiisa sabaax daahir maax
Aadan cumar maxamed iyo xaaskiisa Faadumo maxamed maxamuud.
Fatxi abiib diiriye iyo xaaskiisa raxma maxamed cige.
Kaltuun xaaji yuusuf.
iyo hooyo faadumo odowaa x abokor.
xamse maxamud.
khalid maxamud.
Cabdi cabdilahi aadan,
Xasan maxamed shuke,
iyo dhamaan Aqoonyahanka xildhibanda wax gardka saladiinta ardayda
haweenka culimada, iyo dhamaan bulshada xaafada Hayes ee West london.
waxay hanbalyo aroos u dirayaan.
Caruuska, Suleyman kayd ismaaciil,
Caruusadda, Hodan sheekh ibrahim maxamed,
oo meherkoodu ka dhacay manta oo taariikhdu tahay, 6/07/2012,magaalada Dubai UAE.
WAXAAN LEENAHAY NOQDA QOYSKII ISKU WAARA EE ISKU BADHAADHA
OO KALA HELA UBAD KHAYR QABA.
BAARKALAHU LAKA WA BARAKA CALEYKA WA JAMACA BEYNAKUMA KHAYAN
AMIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
Hambalyo
Musa Barkhad Qayaad, xaaskiisa Deeqa Maxamuud Dhawel, carruurtooda iyo dhammaan dadka hoose ku xusan, waxay Hambalyo Meher wacan u dirayaan: Boqorka Abdirazaaq Haji Abdi Hassan Buuni Boqorada Muna Musa Debey Geedi, oo Meherkoodu ka dhacay waddanka Ingiriiska xaafada Wembilidon shalay oo Taariikhdu ahayd 06/07/2012.
Waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela "Baaraka Laahu Lakum wa Baarka calaykum.
Amiin Amiin Amiin
Musa Barkhad Qayaad
Abdillahi Kahiye Lo´doon
Ali Aare
Mohamood Haji Abdi Hassan Buuni
Awil Haji Abdi Hassan Buuni
Bashir Alu Gulaid
Jibriil
Hassan
Abdirahman Aroos-diid
Abdillahi Qalib
Hambalyo Meher : Reer Muuse Bille Waxay Hambalyo U Dirayan Boqor Sharmaake Muuse Bille Iyo Boqorada Rooda Maxamed Cabdilaahi Oo Meherkoodu Ka Dhacay sweden
Hooyo Xaliimo Cumar Cadaawe
Ubax Muuse Bille iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Saamiya Muuse Bille Iyo Caruurteeda
Raxma Muuser Bille Iyo Seygeeda iyo Caruurteeda
Cabdirahmaan Muuse Bille
Cabdirisaaq Muuse Bille
Amran Muuse Bille
Mustafe Muuse Bille
Nuura Muuse Bille
Bilan Muuse Bille
Iyo Dhamaan Qoyska Reer Bille Oo Halkan Lagu Soo Koobi Karin Iyo Qoyska Ilma Cumar Cadaawe Waxay Hambalyo U Dirayaan Boqor Sharmaake Muuse Bille iyo Boqorada Rooda Maxamed Cabdilaahi Oo Meherkoodu Maanta Ka Dhacay Stockholm Sweden Waxaan Leenahay Noqda Reer Kii Lagu Farxo Ee Ubad Khayrqabana Kala Hela Guurkiinu Guurkhayr Gurigiinu Guri Nagi Rabiyoow Ka Yeel Amiin Amiin Amiiiiinnnnn ...
Hambalyo Xuseen Daahir Ibrahim iyo marwadiisa shukri cali
Aniga o ah yahye abdullahi askar & marwadayda milgo dahir ibrahim
waxaanu hambalyo aan la so koobi karin hawada u marinayna meherka
mudane Hussein Dahir Ibaram & marwadisa Shukri Ali
oo meherkoodu ka dhacay cariga yurub gaar ahaan wadanka Denmark
waxaanu illaaahay uga baryayna inuu ka dhigo labadii isku nasta ee ubad
khayr qaba kala hela wiil iyo caano gabadh iyo barwaaqo
waxaan ugu ducaynayna ducadii Rasuulka N N K H
Baarakalaahu lakum wa baaraka calaykum wa jamaca baynakuma fil khayr
Amiin Amiin Amiin
yahye Askar
east of saudi arabia