Bahda hadhwanaag waad salaman tihiin,Waxaa dhawaan maxkamada hergesa ku riday xukun boqor buur madow,xabsiyayta buur madow waxay ahayd mid aad loo wada sugaayay aadna loosoo dhaweeyay,buur madaw waa nin ilaa malintuu garaadsaday noqday mixdan iyo xaalad abuur,dadka yaqaan markay ka waraystay waxay sheegen inuu ahaa tuulo ku kor aan helin bar baarin fiican,dhaqan kii tuulo joognimadu samayn weyn ku yeeshay charactarkiisa qof ahaaneen hada,waxaa dad badanmi ku xasuustan mr buur madow inuu isaga iyo koox budh cadi afduubeen sanadkii 1997kii nin ganacsade rer hageysa oon waxba u gaysan mr buur madow.kadibna lacag madax furashaa lagu soo daayay mr juu juule oo ahaa dhibanaha la afduubay,
Mr buur madow waxay ahayd maxkamadu inay ku xukun to xabsi sanad ka badan