Afgooye-(HWN)- wararka inaga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowlada KMG ah Soomaaliya ay dhac ka geysteen gudaha degmada afgooye ee dhawaan Al Shabaab lagala wareegay.
Ciidamada ayaa dhacay laba gaari oo xamuul ah oo siday gar gaar isugu jira raashino kala duwan waxaana ciidamada ilaa iyo hada la ogeyn halka ay la aadaan labadaan gawaari ee gar gaarka raashinka ah siday.
Dhaca ciidamada kadib waxaa warbaahinta la hadlay saraakiisha ciidamada dowlada oo xaqiijiyay in ciidamo