Dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Xaqsoor waxa la Ogaysiinaya in Xafladii lagu dhisayay Qaab Dhismeedka Qaarada Europe lagu qaban doono Galbeedka Magaalada London Jimcaha Habeenka Sabtidu soo galayso 13 July 2012 saacaduna tahay 7:00 Pm.
Diamond Hotel
142 The Broadway
West Ealing
London
W13 0TL Gaadiidka Goobta Imanaya: Buses: 207, 607 Ama West Ealing Station.
Wixii Faah Faahin ah ee intaas dheer waxaad kala xidhiidhi kartaa dhamaan hawl wadeenada xaflada. 07507790906, 07533485633, 07901552352