|
|
"Fanaan Hadanteeye oo shalay Soomaliya kayimid oo waraaqo loo sameeyay ayaa Anagoo reer DJibouti ah Calankayagii noo diiday inaan xaflad u dhigano" Waraysi Afhayeenka Ururka City Mr.Mahdi Omar Casoowe. (Hadhwanaagnews) Tuesday, July 10, 2012 Radio Hadhwanaag oo Waraysi aad u xiiso badan layeshay Afhayeenka Ururka City ee saldhigiisu yahay Magalada London, UK Dhagaysi haboon, waraysi qaade Siciid-Jamaal.
Halkan Guji oo ku dhagayso Telefon Mobilkaaga.
|