anagoo ah waxgaradka iyo dhalinyarada jaaliyada saaxiil ee norway waxaanu tacsi u diraayna marxuum caqiil rashiid ibrahim (dhegosayn) oo shalay oo
tarikhdu tahay 09 /7/2012 ku geriyooday manchester uk waxanu eheladiisi
iyo shacabka saaxiil ee uu caqilka u ahaaba lenahay samir iyo iiman dhamanten
marxuunka wuu inaga baxee
hada anagoo ah dhamaan waxgaradkan hoos ku qoran waxaanu ilahay ilahay
samir iyo imaan hanaga siiyo waliba xasan rashiid ibrahim oo marku dhalay
waliba jaaliyada haldorkooda ah mar sadexad samir iyo iimaan,
size=4>1- odey omar aadan
2- abdi rahman hussein maygaag
3- abdi rashiid ahmed maygaag
4- mohamuud aadan maygaag
5- abdi laahi kayse yousuf xaashi
6- abdirahman samatar mouse
7- abdi qadir ahmed warsame
8- ahmed nour mouse
9- siciid mohamed amiin
10. abdi rixiin nour qasin
11. ahmed nour qaasim
12. ahmed caraale mouse
13. mubarik samatar mouse
14. hasan daaad mohamed
15. mubarik ahmed abdi
16 abdi hakiim ahmed mohamed