Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Qaramada Midoobay oo Sheegtay in Xal Uhelida Dalka Syria ay markaani Ka Qeyb Qaadan Doonaan Dowlada Madaxweyne Axmed Nijaad Ee Iran.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 11, 2012
Tehran-(HWN)- golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xal uhelida dalka Syria ay ka qeyb qaadan doonto

Tehran-(HWN)- golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xal uhelida dalka Syria ay ka qeyb qaadan doonto dowlada Iran oo ay sheegtay in ay si weyn wax uga taqaano xaalada dalka Syria iyo Madaxweyne Bishaar.

Ergayga gaarka ah ee uqaabilsan jaamacada Carabta iyo dalka Syria Kofi anan ayaa booqasho ku tagay dalka Iran gaar ahaan caasimadeeda Tehran isagoona la kulmay madaxda dalkaasi kana hadlay arimaha ku saabsan Syria.

Kofi anan waxaa uu kullan la qaatay wasiirka arimaha Dibadda ee dalkaasi

Cali akbar Saalaxi kaasi oo uu kala hadlay in Tehran ay qeyb ka noqoto xal uraadinta dalka Syria oo maalinba maalinka ka sii dambeysa ay xaaladeeda sii xumaaneyso.

Kofi anan oo kulanka kadib saxaafada la adlay ayaa sheegay in kulamada uu la qaadanayo madaxda dalkaasi ay qeyb ka tahay xal uhelida dalka Syria oo uu sheegay in uu faraha ka sii baxayo.

Hadhwanaagnews Kala Soco warakii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudoyaheeda Magaalada Muqdisho.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.