Weriye: Mustafe Cisman C/raxmaan (Mustafe Teacher)
iyo
Marwadiisa: Ishwaaq C/raxman Cali X.Xasan
Waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Tahniyad kal iyo laab ah Hawada u marinayaan
weriye C/shakuur X.Muxumed Muse(C/shakuur heersare)
iyo
Marwadiisa qaaliga ah ee Nuur Muuse Cilmi
oo Meherkoodu ka dhacay Khamiistii hore 05/07/2012 Hotel KAAH ee magaalada Hargaysa, waxay leeyihiin Noqda labadii isku waara, isku raaga, isku raaxaysta ubad khayr qabana kala hela, BAARALAKA LAAHU LAKA WABAARAKA CALEYKA WAJAMACA BEYNAKUMA FILKHAYR Aaaamiiin Aaamiiin Aaaamiiin.
Sidoo kale waxa hambalyo Tan la mid ah u diraya dhammaanba
Bahda Warbaahinta ee Gobolka Togdheer.