|
|
"Muqdisho Dagaal Kama socdeen 21 Sanno Haddii Somaliland Ay Ictiraaf Haysato". Waraysi Abwaan Ali Seenyo Waraysi Qaade Muniir Axmed Cigaal. (Hadhwanaagnews) Wednesday, July 11, 2012 (London-HNW) Abwaan Ali Axmed Raabi (Seenyo) oo waraysi kala yeelanay Heesihiisa Cusub iyo arrimo kale. Waraysi Qaade wariye Muniir Ahmed Cigaal. Abwaanka E-mailkiisa kala xidhiidh.
seenyo@hotmail.com
"Muqdisho Dagaal Kama socdeen 21 Sanno Haddii Somaliland Ay Ictiraaf Haysato". Waraysi Abwaan Ali Seenyo Waraysi Qaade Muniir Axmed Cigaal.
 |
|
Abwaanka weyn ee caanka ah Ali Axmed Raabi (Seenyo) E-mailkiisa kala xidhiidh. seenyo@hotmail.com |
(London-HNW) Abwaan Ali Axmed Raabi (Seenyo) oo kamid ah abwaanada Somaliland heesaha wadniga ah u sameeyay sannadihii danbe dhawaana soo saaray heestii Kala Gursho ayaanu waraysi kala yeelanay heestaas iyo arrimo kale. Waraysigan oo uu qaaday Wariye Muniir Axmed Cigaal si aad u dhagaysato Fadlan Halkan Guji. Haddii aad u baahantahay inaad la xidhiidho Abwaanka kala xidhiidh Emailka ah. seenyo@hotmail.com
|