wadanku weli muu gadhin wakhtiggi la maal gashaan lahaa,wali waxaa ka tagan gobolada qarood khilaaf
siyasii ah aan oo weli saldhegin,mamuul aan toosanin,sharci aan aad loo habeeyn ,siyasaad aan saldhin iwm.
sida marka ay tahay wixii lala yimmado ee ah maal gashi wuxuu ku dambeyn doona sida shirkadaha isgaadhinta,
hamihi waweyne ee berbera ee ay total iyo dahir oo keli ay ka fa´ideysteen ee
hore dhacay sharciga dawlada ee loo yaqaan [ ganacsigga gaar loo lee yahay] ee aan haddana ogoleyn in ay hoose
yimmadan xukumada.shirkadahasi iyo habka ay uu shaqeeyan iyo guud ahaaba siyasaadaha wadank ka socda waxay
u eeg tahay [sida daaydaynimo,mooryanism,iyo sida huuryada geela fuusha] haddaba waxaa golaha wakiilada ,golaha guurtida
ee lagu wereriyey waxaan ansixiya waxaa ka toosan in la doono gobolada bariga ee khilaafku ka tagan yahay,halkana laga
amboqado maal gashigga