Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Taageero midowgii garabka Xisbiga UDUB iyo Xisbiga UCID Warsaxaafadeed Abdi M.Saleiman(Mingiste


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 15, 2012
Marka ugu horeysa waxaan halkan salaan iyo hambalyo uga soo jeedinayaa bahweynta Xisbiga UCID meel kasta

Marka ugu horeysa waxaan halkan   salaan iyo hambalyo uga soo jeedinayaa  bahweynta Xisbiga UCID meel kasta oo ay joogaanba,gaar ahaan Gudoomiyaha/odayga  Xisbiga UCID Md.Faysal Cali Waraabe , Musharaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseen.Musharaxa Madaxweyne ku  xigeenka Xisbiga UCID Md.Rashiid Xasan Mataan iyo Xog.Guud ee Xisbiga UCID Md. Axmed Adan Ismaciil (Kayse).Waxaan salaan iyo hambalyo taas la mid ah u dirayaa dhamaan bahweynta UCID iyo UDUB oo 12 July 2012 si rasmi ah ugu  midoobay Hargeysa iyo guud ahaanba daafaha dunida.Intaa ka dib waxaa jecelahay in aan halkan ka soo jeediyo dhowr qodob  oo kala ah :-


TEXT-INDENT: -0.25in; TEXT-ALIGN: justify; mso-list: l0 level1 lfo1">1.    UDUB waxay heshay  macdanta aduunka ugu qaalisan ee loo yaqaan Dheemanka (Diamond),laakiin way garan waayeen,balse waxaa gartay  Diamond-kii Xisbiga UCID oo qaatay.

2.    Waxaan aaminsanahay in shacabka reer Somaliland ay raadinayeen ISBEDEL iyo WEJIYO CUSUB,labadiina Xisbiga keliya ee ay ka muuqdaan maanta waa Xisbiga UCID,ee waa in ay is garabtaagaan.

 

 

3.    Waxaan ugu baaqayaa dhamaan  taageerayaashaydii,saaxibadaydii Xisbiga UDUB meel kasta oo joogaan dibada iyo gudahaba,in ay sida ugu dhaqsaha badan ugu soo biiraan,iskana xaadiriyaan  xafiisyada  Xisbiga UCID, ee wadanka ay joogaan, waxaana ogaataan in Xisbiga UCID uu yahay  kii keeni lahaa isbedelkii aynu doonaynay.

4.    Waxaa sidoo kale halkan BAAQ iyo TALO uga jeedinayaa dhamaan Ururadii  ku hadhay wareegii hore in ay ku soo biiraan Xisbiga UCID,si aynu uga wada shaqyno humarka dalkeena iyo dadkeena.

5.    Ugu dambayntii waxaan halkan uga soo jeedinayaa dhamaan aqoon yahanka/dhalinyarada/haweenka iyo dhamaan cid kasta oo danaynaysa horumarka iyo isbedelak Dimuqraatiyadeen ee  Somaliland in ay ku soo dhowaadaan Xisbiga UCID,Xisbiguna waa u diyaar in  uu ku soo dhoweeyo  gacmo furan

ALLAA   MAHAD LEH

 Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Xoghaya Cusub  Arimaha Gudaha  Xisbi UCID

              abdi_saleiman@hotmail.com

 

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.