Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


shirka daallo guul iyo intuu quseeyo. by ahmed


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 15, 2012
Salaan shaqaalaha hadhwanaag, kadibna reer somaliland, waxaan dhawr jeer is way diiyay

Salaan shaqaalaha hadhwanaag, kadibna reer somaliland,  waxaan dhawr jeer is way diiyay xukuumaku shakiga iyo anfariirka ay kaqabto shirka daallo,
 
xukuumadu dhawr jeer ayay isku dayday in shirka dib lodhigo ama ay wasiiro jeebkeeda kujira usoo dirtay inay shirka hakiyaan ama tashuush galiyaan.
 
laakiin  akhristow is waydiintu waxay tahay, shirkii  gar-adag  xukuumadii markaa jirtay  wax shaki ah kamay muujin xitaa may hadal hayn jirin.
oo waabay iska waynay siin jirtay, hadaba  cabsida ay xukuumadani shirka kaqabta waa maxay ?
 
 
 by .ahmed  Abdi


style="RIGHT: auto" align=justify>haaruun19@yahoo.com

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.