Waxaa Maalmahan lasocdaa xafladaha Xaqsoor ee iskasoo dabadhacaya Dhamaan qaaradaha Aduunka. Hadba Xaqsoor magacaa uu labaxay wuu kamuuqdaaa oo Gurba Wuxuu U Xaqsooray Beesha Sool oo cadaalad daro lagu hayay Mansabyada Sare ee Dalkana aan la ogolayn laakin Ururkan Xaqsoor wuu jeexay Wado Cusub maanta. Waxaana ka muuqata In Xisbigana Haddii ladoorto uu soo dhawayn doono Ictiraafka aynu raadinayay Muddo Dheer Waayo walaalaheen Reer SOOL Ayaynu xaqooqii siinay taasina Waxay Sugaysaa in aynu noqono Dal xuduudihiisa U dhamaystiranyihiin oo iswata Bari Ilaa Galbeed.
Aniga Shaqsiyan waxaan taageeray Xaqsoor markaa eegay Qodobadan oo isoo baxday in Xaqsoor kaga Duwanyahay Xisbiyadda Kale.
1. Arinta Bariga Markii 1aad ee Beesha Dhulbahante loo doorto Madaxweyne kuxigeen taasina waxy Furo u tahay Ictiraaf iyo