Adis ababa-(HWN)- Kadib kala goii dowladii Sudan oo noqotay Waqooyi iyo Koonfur oo markaasi waxii ka dambeeyay uu dagaal ahlig ah uu ka dhex dhacay ayaa hada waxaa kullan yeeshay Madaxweynayaasha labada Sudan waa Cumar Xasan Al Bashiir iyo Madaxweynaha halka sano jirsaday ee Sudanta Koonfured Salva kiir.
Labadaan mas uul oo ku kulmay magaalada Adis ababa ee dalka Ethobia ayaa yeeshay kulankii ugu horeeyay tan iyo intii dagaalka qaraar uu labaaasi dal dhex maray waxaana uu ahaa kulan xasaasi ah.
Inta uu kulanka socday