Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Kenya oo Si weyn Looga Dareemay Ololaha Doorashada iyo Musharaxiinta oo Bilaabay Balan qaadyadooda Soo Jiidashada.


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 15, 2012
Nairobi-(HWN)- dalka Kenya oo goor dhow la filayo in ay ka bilaabato doorashada guud ayaa hada waxaa dadka si weyn udareemeen

Nairobi-(HWN)- dalka Kenya oo goor dhow la filayo in ay ka bilaabato doorashada guud  ayaa hada waxaa dadka si weyn udareemeen ololaha doorashada iyo dadka oo indha utaagaya.

Musharaxiin badan ayaa isku soo sharaxay xilka Raisul wasaaranimo waxaana Musharax kasta uu dadka ka dhaadhicinayaa hadafkiisa iyo waxaa uu dadkaiyo dalka uqaban karo.

Musharaxiinta ololahooda dalka Kenya laga dareemayo waxaa kamid ah Madaxaweyne ku xigeenka dalkaasi oo ah Msuharax ka soo jeeda xisbiga WDP Mr Kalonzo Musyoka oo dadka usoo bandhigaya

wax qabadkiisa hadii uu ku guuleysto kursiga  ugu sareeyo dalkaasi ee raisul wasaaranimo.

Waxaa kaloo kamid ah musharaxiinta jagaadani ugu sareysa utartamaya Pro James oo ah musharaxa madaxweynaha xisbga RPK waxaana dadka ay saadaalin ka bixinayaan cida ku guuleysan doonta.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.