Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wariyihii Hadhwanaagnews Ee Qaahira Xasan Yeey oo London Soo Gaaray


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 15, 2012
Qahira-(HWN)-Waxaa Magaaladda Qaahira Ee xarunta dalka Masar Kadhoofay Wariyaha caanka ee Hassan A/laahi

Qahira-(HWN)-Waxaa Magaaladda Qaahira Ee xarunta dalka Masar Kadhoofay Wariyaha caanka ee Hassan A/laahi (Hassan Yeey),oo kamida Wariyayaasha ugu caansan Shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com isla-markaasna ahaa wariyihii loo Aqoonsaday wariyaha ugu wanaagsan Hadhwanaagnews.com sanaddii 2008-dii kaas  oo uu ku kabsaday firficoonidiisa.

Wariye  Hassan Yeey ,ayaa waxa   uu goordhawayd  ka degay  Garoonka Caalamiga ee Heathraw Airport Ee  magaaladda London ee cariga Baritain oo uu xaaskiisu ku noolyahay .


0in 10pt; TEXT-ALIGN: justify">Sikastaba ha.ahaatee Wariye Hassan Yeey ,ayaa waxa uu shabakadda Caalamiga ee Hadhwanaagnews.com, uga soo warami jiray Dalalka ay kamidyihiin South Africa Liibiya Iyo dalkan Masar.

 

Hadhwanaagnews-Office

Email:Cabdiyasiin@hotmail.com

Qahira/Masar

Facebook:-Cabdi Yasiin Yool


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.