marka hore waxaan si wada jira usalmayaa dhamaan shaqalaa iyo howl wadeenada shabakada hadhwanaad newswaxan leeyahay aad iyo aad baad ugu mahada san tihin sida howlkar nimada leh ee aad nola socod sisaan wararka dalka gudihiisa iyo debedaba,
intaa kabacadi hadaan duculdayda hoos usii eego ama ugu si dhaadhaco waxan jecelahay inaan ujawaabo ninka la baxay magacan m haaji jama oo aan filayo inuu yahay caruurtii see manada.
m haji jama anigu aqoon taada iyo aragtidaadaba halkaas ayaan ka dheehday waxa fiican ninku marku hadalyo inuu milgo hadlo. waxad leedahay madax waynaa waxaan kula talinyaa inuu cafiyin buurmadoow.
waa suale adigu ma la taliyayasha madaxwaynaa
baad tahay. ma adeerkabaa oo si garaad ah ula xiidhiidhaa, miyaad ogayan inuu maxamed axmed siilaanyo uu yahay madaxwayne qaran, waxna yeeli kara waxana ka tanaasuli kara. oo inan yar oo qurbaa tuugsada ama caydh kunoola aanu waxba kala tashan, adeer hadaad isku xaafad tihiin madaxwaynaa
halkan oo kale looguma soo qoro waxan kula talinayaa madaxwayanaa sidaa iyo sidaa .
madaxda qaranka wax how dhimin siilanyo isgaa madaxwayne u ah buurmadoow waana cafiyay ee adigu kalay jeelka ku haywaxan filyaa inaad hada afsoomliga baranaysid ama afdilaacsanaysid hebelba yidhiye dheh weeye waxaagu.
is jiid jiidadki waa soo af jarmay maandhoow xadhigii boqor buurmadoow lagula kacayna waxa uu ahaa xadhig cadaalad daro ah oo aan qaynuunka iyo dastuurka ku salayasneen. waxa lagu xidhay sheekadii ku qosle taliye tirin tirooday waana qayb kamidaadigtaatooriyda.
xoruyatul qowl ayaa lagu xidhay boqor buurmadoow maaha nin tuulo ku koray haduu ku kori lahaana ceeba mahaa oo waxa lag yabaa adiga laftarkaagu inaad geed hoostii ku dhaltay.
waayo somalidu waxay ka soo jeedaa bulsho reer guuraa ah oo reermi asalkoodu kasoo jeedo tullo iyo magaalo somaliland maba kal laha waa dad isku aqoona oo isku cilmiya oo isku dhaqana qofka ceebsada miyina waxan anigu u arkaa inuu isgu laftarkisu uu majer habaab sanyahay.
ma haaji jama af xumo nabadna waa ka akaxaysaa colaadna waxba kagama tartee waxad ku hadshay afkagaa ee inaad edeb yeelato oo aad si qof aqoonleh u hadsho ayaa kuu roon kuuna wanaag san if iyo akhiroba ninka ragii waa kii rag iyo rabiba yaqaan ragan baro wali waxan filyaa inaad tegin meem rag ku loolamyee waa bilaahi tow fiiq.
maxamuud aadan
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga