Hees Cusub iyo Fanaanka dada yar Samj, Musigii Bashiir hanuuniye Daawasho wacan iyo waraysi aanu layelanay.
Radio hadhwanaag Aya waraysi Xiiso badan oo dhinacyo badan tabanaya layeshay fanaanka Codka dahabiga leh ee hamoogaanina imika heestiisan daawada.
Hadhwanaagnews
Switzerland.