Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


cimilaadi somaliland way isbedeshey by ibrahim isse.


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 18, 2012
nigu kuma jiro aqoon yahanada ka faaloda hawada iyo roobabka di´i doona mustaqbalka,laakin waxaan fahmiy

nigu kuma jiro aqoon yahanada ka faaloda hawada iyo roobabka di´i doona mustaqbalka,laakin waxaan fahmiy oo keli
in cimiladdi somaliland in ay isbedeshey,waayo in wakhtiyaddi hore roobabki di´i jirey ee loo yaqaaney gu;uga waxay  ahayen kuwo socda inta
ay ugu yar tahay mudo dhan seddex bilood dhinacyada hawudka ee somaliland,biyahaa badan ee uu dhuulku heli
jirey waxay tarmin jireen soo bixitanka dhirti kala duwaned ee ay xooluhu ku noolan jiren, dadkuna in inta badan waxay ahayn jirey
caano iyo caad ku nool.
 
dhinaca xeebaha iyo buuraha golis waxaa ka di´i jirey roob la odhan jirey xays kasina wuxuu isna socon jirey seddex bilood,
cimilaada xeebuhu ama buuraleydu waxay ahayd mid uudgoon badan oo waxaa bixi jirey geed badan oo kala kaan ah.
mararka qarkood xoolaha waa laga xereeyn

jirey sii aany uu caalin ama aany uu bukoon. dadka dhuulkasi  ku noolan jirey
iyaguna waxay ahaan jireen dad caad iyo caano ku nool.isku soo wada duub waxaa maanta loo bahan yahay in ay dadku fadhiga
ka kacan oo ay dib uu beeran dhirta sii dabar-go´ysa sida.
1            maragi
2            qudhaci
3            galoolki
4            gobkii
 
iyo kuwo kala oo faro badan oo sii dabar go´aya,waa in dhamman dadku isku dayaan in ay ka gooyan dhirta
lagu  beerey dhuulka sida .
  
1         garanwaaga
2         kelidi noole
3        tiinka
4        ciinka iyo kuwo kala oo badan oo  aan loo bahneyn.
 
 
waxaa aad iyo aad u muhiim ah bal in la isku dayo siddi biyaha yar ee immiga la hello loo joojin laha,
dhinaca buuraleyda.waxaa laga yaaba haddi biyaha la joojiyo in wadanku badbado. dhuulka somaliland
waxaa ku jirta duuxul dhaga badan oo loo isticmali karo xagga cuunto karsiga.ragan ku ordaya shamitada,
iyo maalgashigaba waxaa haboon in ay eegan arrinka siiay dhirtu uu badbado.ragan xisbiyada ku ordaya
ee madanimo doonka ahna waxaan lee yahay saxiibayaal bal dalka hoose uu eega oo shicibka hawalina.
 
waxan dadweynaha uu soo jeedin lahaa in ay tulo waliba ay beerto dhirta sii ay xoolohu dib uu soo kacaan.
   
 
 
alla madleh
                                           
ibrahim isse.

almis11@hotmail.co.uk

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.