Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


wee dhaha togan ee cali gurey oo dadka laabahooda degey by siad mohamed hirsi


(Hadhwanaagnews) Wednesday, July 18, 2012
wee asalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaatu mahad oo dhan waxey u sugnaatey alaha khalqiga uumey ee ay nu adoo

wee asalaamu caleykum warax matulaahi wabarakaatu mahad oo dhan waxey u sugnaatey alaha khalqiga uumey ee ay nu adoo mahiisa nahay mahad kale waxaa iska leh kuwa ilaahey garansiiyey wanaaga ee xumaha kadheeraadey ku na bedeshey wadanoolaanshaha iyo is fahanka cali gurey waa siyaasi aan carabkiisu runta ka seereyn oo waxa jira hadii ay mudh ka qadhaadhahey aan ka gaban oo sidey tahey wax usheega tan iyo intii uu caligurey uu ahaa afayeenka xisbiga udub waxa uu dadka ku qancin jirey in uu xisbiga udub yahey xisbi bahwey ah oo soomaaliland udhantahey ujeedada geedi socodka dimuqoraadiyada iyohorumarinta dalka ay udhamaayeen loowyacado iyo ilaa iyo ceelaabo ey ku kalsoonaayeen in uu xisbiga

udub uu hormoodka yahey balse ragii midida daabkeeda hayey oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha xisbiga daahir riyaale oon kusoo tabcin oo looga dhintey uu ladaadegey kadib markii uu xejinwaayey tacabkii iyo juhdigii uu usoomarey marxuun maxamed xaaji ibraahi cigaal uu kana guuleystey xisbi xaakimka hada talada haya ee kulmiye waxaa marag madoon ah oo dadku wadaqirsanyihiin in uu daahir riyaale uu ka urursadey lacag ay cadadkeedu badantahey uu na ku shubtey bangi baariis kuyaala markii laga adkaadey doorashadiina uu uguurey magaalada baariis isagoo ku raaxeysanaayey in mudo ah ba markii ladooney in xisbigii udub boodhka laga jafo oo lagu shubo dhiig cusub dhowr jeerna leysku deyey in gudoomiyaha loosoo yeedho si uu uga qeybqaato dhismaha cusub ee udub uu dhegaha kafureystey kadibna iyadoo ay meel xun mareyso markii lagu yidhi xisbigii badbaado ayuu ubaahanyahey halkuu ka iman lahaa ayuu kadoor bidey muudhka iyo nolosha uu ku jiro macaankeeda uu usoodirey email wakhtiyadaa hadalkii uu ku hadley cali gurey ee dadka laabahooda degey waxaa kamid ahaa udubka markuu xar galo wuxuu ubaahan yahey in la aslo kadibna lasoo saaro udub la asley.

waxaa kaloo uu cali gurey uu ogaadey iney gacmahooda ku baabi inayaan raga midida daabkeeda haya oo uu kow kayahey gudoomiyaha udub daahir riyaale iyo kooxdii ka hoos shaqeysan jirtey bal inuu cali gurey uu guntiga dhiisha iskaga dhigo oo uu badbaadiyo bahweyntii xisbiga udub oo uu usoo heley sheyga aduunka ugu qaalisan ee looyaqaano dheemanta waa ( jamaal cali hussen ) runtii na dakii xibi yahanada ahaa waxey ogaadeen in haduun udub la asley hadana in kastoo loobaaqoo oo loo sheego barwaaqo dadbey meeli bugtaa umey cuntamin ku wii jeclaa baaba a udub aa khirkii waxaa leyslas gaadhey in maxkamad lagu kala baxo waxaa loo xukumey xibiga udub daahir riyaale kaahin garabkii axmed yuusuf yaasiin in uu jamaal cali xussen uu yahey musharaxa madaxweyne ee xisbiga balse daahir riyaale iyo garabkiisu kumey qancin xukunkii maxkamada oo wuxuu dooney inuu u xagliyo musharaxnimada warancade oo uu daahir uu doonaayo in uu sife sharcidaro uu ku keeno sidii uu wali yahey madaxweyne sharciya markii jamaal cali xussen la noqotey intaan qalaayaad adna qeybineysee ayuu latashadey bahweyntii udub wuxuuna usheegay in uu udiga rogon doono xibiga cadaalada iyo daryeelka ucid kadibna halkaa leyku macaasalaameeyo markii uu jamaal cali xussen uu ku biirey ucid waxaa loo soo dhaweeyey si aad uwanaagsan oo aan loo kala hadhin gudoomiyaha xisbiga ucidna wuxuu xafladii soo dhaweyntiisa uu ku sheegey in uu jamaal cali xussen yahey ninkii uu faraska uga degi lahaa munaasibadaa oo uu cali gurey uu ka hadley wuxuu yidhi koley xibigii udub wuxuu ku dhintey gacmaha daahi riyaale markaa daahirow bal medkiisa nagu soo wareeji aanu xabaal uga garab qodnee marxuun maxamed xaaji ibraahin cigaal weedhahaasi waxey noqdeen kuwo dadka qalbiyadooda dega oo aan sina uga baxeyn anigu koley waxaan odhan lahaa ( cali gurey hooyadii ninbey dhashey xiniinya cade ) waxaa kaloo afayeenkii hore ee xisbig udub cali maxamed yuusuf ( cali gurey ) oo kamid ahaa waftigii uu hogaaminaayey jamaal cali xussen musharaxa madaxweyne nimo ee xisbiga ucid o soo gaadhey magaalada boorame ayaa sheegey in maanta laga bilaabo si rasmiya ugu biirey xisbiga mucaaridka ee ucid waxaana kamid ahaa hadaladii uu cali gurey xaflada ka sheegey o uu yidhi anigu markaan xaaladan dalku maanta uuku jiro eegay ee aan arkey sida ay dad badani ugu hungoobeen isbedelkii ay mudada badan saadaalinaayeen markaan eegey xaalada xisbiyadii qaranka markaan eegey ururada siyaasada iyo urur beeleedyada anigu qaarkood urur siyaasadeed odhan maayo arimahaas oo dhan  markaan eegey anigu waxaan isweydiiyey ( waar tolow tan yaa ucid ah? waan wadey oo waan wadey oo anigu waxaan ka wadi waayey ilaahey ha caawiyee ucid baa ucida weedhahaasi waxey noqdeen weedhaha qalbiyada dadka degey oo aan sinaba uga bixi doonin ) cali gurey siyaasi siyaasadiisa la holin kaliri waayey oo weedhahiisa togan ee cali gurey oo dadka kasbadey laabahooda bal aynu eegno halkey ula kacaan daahir riyaale iyo dhadhamajeceshii ka hoos qadhaab san jirtey halkey ula kacaan meydka udub oo gacmahooda ku dhintey.

wabilaahi towfiiq

by said mohamed hirsi carwo

omaha nebraska creighton university.

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.