Salaan qiimo iyo qaayo leh iga gudooma dhaman saxaafadda sharafta badan ee Sl kala jooga dunida daafahada hanbalyo iyo bogaadiin baad naga wada mudan tihiin ee hinjiya walalaayaal oo guulaysda.
Waxaan warbaahinta jamhuuriyadda Sl ee kala duwan u arkay amase ka akhiiriyey in ninka loogu magacaabo Cismaan Buurmadow oo aan ka dhaman xadhig iyo xabsi joogto runtiina magaac raad xun ku yeeshay bulshada Sl gebi ahaan baal hadaba suu´aashu waxay tahay imika waa taas lasoo dayay ee yaa shirarka Somaliweyn ee Xamar ka socoda oo u muddo dheer Buurmadow u hanqal taagayay ka joojin doona inlayn wa niin seef hunguri ahii qaadayee beri hore ´e
sans ms">
Hadaba arrini waxay maraysa ninkii ba´naayoo loogu fasax taag oo wel kaa´gana qaado hana soo noqon sidii rag kaloo badan Sl kasoo jeeda kana mid yihiin Buuba, Ilama Samatar, Dr Cali Khalif iyo qaar kaloo badan oo aanan magacyadooda halkan kusoo koobi karin hada oo meelaha dibad wareega sidii cawshaa oo aqoontoodi sharaftoodi iyo tacllintoodi aan cidna ugu faa´iidayn cidla ku ba´ba´iiyey (wast of talent) deegaankoodi iyo reerahoodi cidla kaga dhaqaaqay wana wax laga subxaana´lalaysdo lagana ducaysdo runtii markaas Buurmadow kuwaas ha ku biiro shandadaha haw qaado oo iida´cadda BBc´da laanta afSomaliga ku hadasha ee ceeb horumarka kala dambaynta iyo xasiloonida Sl jecelna burburka iyo qalaasaha Sl ha kasoo jabhadeeyo Buurmadow iyo inta la caqliga ah ee diciifka ah dadkii la coloow wanaag la colow tolokii la colow weger iyo cajiib.
By: Cali C/laahi Ismacil Dheeg
Newport_SouthWales/UK
calibiime@yahoo.co.uk
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga