Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Shinji Kagawa oo Riyadiisii Rumowdey. by W/D Jaahuur-Ottawa


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 22, 2012
Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa

 -Akhyaartay barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xiddigga reer Japan Shinji Kagawa oo nasiib u yeeshey in uu ka midnoqdo Man-United xagaagin.
 
Haddaba xiddiggan Kagawa oo 23-jir ah kana ciyaara khadka dhexe ayaa warbaahinta u sheegey inuu aad ugu faraxsanyahay ka mid noqoshada Red Divels.
 
Kagawa oo ka soo hayaamey Boruusia Dortmound soona cagadhigtey Trafford ayaa ku nuuxnuuxsadey inuuna sugin kareynin inta uu ka gashanaayo funaanadda cas ee Sheydaamada cas-cas.
 
Laacibkan ayaa sheegey inuu ku faraxsanyahay ka mid noqashada  M-United,wuxuuna intaa raaciyey inuu horumar ku sameeyo habciyaarkeyga soona jiito tageerayaasha reer M-United.
 
Saxiibayaal caqabadda weyn ee laacibkan hortaagan waxy tahay luqaddii ingiliishta oo dhibeysa,laakin tababarihiisa Sir Alex

Ferguson ayaa intaa raaciyey inuu bilo yar gudahuud ku baran doono afafka Ingliishta iyo Scotishka.
 
W/D Jaahuur-Ottawa
bedel@hotmail.ca


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.