yaalo oo ah Daami ayaa iyaguna ah kuwo aan dhaqaale badan haysan.
Haddaba Baahiyaha Masaajidka ayaa ah kuwan:
1: Masaaajidka oo u baahan in dhinaciisa midig oo jamac badani ku tukadaan lagu dado ama la saaro Jiinkaad iyadoo ceed ceedu aad u dhibto jamaca salaada imaada gaar ahaan maalimaha jimacaha.
2: in loo qodo bulaacad weyn oo ay ku dhacaan biyaha waysado taas oo hadda jaarka masaajid dhib badan ku haysa
3: Marawaxado lagu dhajiyo gudaha kadib markii kuwii hore ee ku yaalay ku filnaan waayeen dadka
4: in la dhigo Mar-Mar barxada hore ee masaajidka oo ay dad aad u badani ku tukadaan kuwaas oo la dhib mutay dhaxaanta.
Haddaba akhriste haddii aad rabto inaad ka qeyb-qaadato kheyrkaa iyo Masaajidkaa wax ka qabashadiisi si Adigana Alle sw Jannadiisa kaaga dhiso Guri kan ka qiimo badan waxaad la xidhiidhi kartaa
Imamka Masaajidka oo Numberkiisu yahay: 0025222+4099566/4101409 Sheikh Max,ed Axmed