Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogeysiis: Machadk Barashadda Qur´aanka ee IIMAAN Online learning qur´an


(Hadhwanaagnews) Sunday, July 22, 2012
Walaalaha Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed

Walaalaha
Muslimta ah meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed



align=justify>Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur´aanka, Xifdiga Qur´aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.

--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.

--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.

--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.

--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.

--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.

--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.

--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.

Maadooyinka la dhigayo

1- Barashada Qur´aanka kariimka ah
2- Siiradii Nabiga (SCW)
3- Caqiida
4- Luuqada Carabiga
5- Fiqi
6- Xadiis

Haddii aad u baahan tahay inaad nala soo hadasho fadlan> nagala soo xidhiidh

Administrator:

Free Contact:_

Tell:-0013203582754

Mobile:-0016193300720

Email:-

maxamed.wali1985@gmail.com

Ku Darso Skype-

quraanka: xifdin.quraanka1

iman.51


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.