Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Wefti Miisaan Culus Oo Ay Hogaaminayaan Salaadiin Oo Booqday Meeqaamka Sheekh Isaxaaq Binu Axmed DAAWO SAWIRADAN


(Hadhwanaagnews) Monday, July 23, 2012
Hargeysa(HWN):- Wefti balaadhan oo ay hogaaminaayeen Suldanka guud ee Habar-awal Suldan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan iyo Suldanka guud ee Habar-Yoonis Suldaan Maxed Suldan Xirsi Qani, isla markaana ay ka mid ahaayeen boqoro magac weyn

Hargeysa(HWN):- Wefti balaadhan oo ay hogaaminaayeen Suldanka guud ee Habar-awal Suldan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan  iyo Suldanka guud ee Habar-Yoonis Suldaan Maxed Suldan Xirsi Qani, isla markaana ay ka mid ahaayeen boqoro magac weyn  ku leh dalkani sida boqor  Maxamuud Cali Carab oo ka mida madax-dhaqameedka beesha Habar-jeclo Suldaan Mawli Cali Sabayse , Suldaan Maxuud Axmed Sheekh boqor MaxamuuddCisman (Magaadle)Suldan Siciid Yuusuf ,boqor Maxed Nuux  Hogaankii Shirka Daallo eebeesha habar yoonis  ayaa waxay  booqasho duceed ku booqdeen awowgood Sheekh Isaxaaq Binu Axmed Maqaamkiisa


0in 0in 10pt" class=MsoNormal> Weftiga waxa kale oo ka mida mujaahidiintii waa weynaa Muj: Ibraahim Dhega weyne iyo Muj. Xasan Faas,Muj Caseyr Cabdiqaadir dhinaca Siyaasiyiinta waxa   ka mida Maxed Cabdi Dheere  oo hore u ahaa Wasiirka duulista hawada Somaliland, Jowhari, Siciid Axmed Quluumbe.

Weftigan miisaanka leh waxay kulan Alla Barri dalka iyo dadka-ba u joogeen hal habeen Meeqaamka Sheekh Isaxaaq,waxaanay  u akhriyay  ikhlaaska Sheekh Isaxaaq oo ah quraanka Kariimka 1020 Quluwalle waxaanay ugu duceeyeen boqcadan taariikhiga ah ee barakada leh duco weyn oo cadiima dalka Somali land iyo dadka reer Somali landba intaa kadib u ambo bexeen caasimada somaliland ee hargeysa

Bidix: Muj Caseyr Cabdiqaadir, Dhexda Sul Mawliid Cali Dhexda Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne Midig: Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.