Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Urrurka Ardayda reer Somaliland Ee Dalka Masar Oo Doortay Hogaan Cusub Oo Xillka hayn Doona Muddo Sanadda Iyo Xubnaha Loo Magacaabay Magacyadooda.


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 24, 2012
Qahira-(HWN)-Urrurweynaha Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Masar,ayaa waxay doorteen hogaan cusub oo xillka

Qahira-(HWN)-Urrurweynaha Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Masar,ayaa waxay doorteen hogaan cusub oo xillka hayn doona Muddo sanadda haddaba war,qoraala oo kasoo baxay Golaha dhexe ee Urrurka Ardayda reer Somaliland ee Dalka Masar Oo Nuqul ,kamidihi soo gaadhay  Hadhwanaagnews.com,ayaa waxa uu udhignaa sidatan  Golaha Dhexe ee Urrurka Ardayda reer Somaliland ee dalka Masar iyagoo waajibaadkooda  dastuuriga gudanaya  Fulinayana Masuuliyadda Culus ee ay uhayaan Urrurkooda  waxay habeenkii xalay ahaa oo taariikhddu ahayd( 22/07/2012 ) cod Aqlabiyadda ku ansixiyeen Golaha Fullinta xillka qaban doona sanaddka Soosocda  Haddii Ilaahay Ogolaado kaddib markii Muddo todobaadyo qaadatay kugudajireen soo xullista xubnaha Golaha fullinta haddaba

magacyadda xubnaha Golaha fullinta ee lasoo doortay iyo xillka loo igmaday waxay kala yihiin sidan.

 

Guddoomiye:Sharma´arke Muxumed Muumin

Guddoomiye Ku-xigeen: Sayid Xuseen Cismaan

Khasnaji:Axmed Sheekh Cali Warsame

Xoghayn:Saynab Axmed Adan

Madaxa Saxaafadda iyo Wacyigelinta :Xamada Barkhad

Madaxa Sportiga Iyo Wacyigelinta :C/baas C/raxmaan Ibrahim

haddaba hogaanka Cusub ee lasoo doortay ayaa si dhakhsaa xilka ugala wareegi Doona Guddidii hore ee xilkoodu dhamaaday

 

Allaa Mahadle

 

Sikasta ha´ahaateee Urrurka Guud ee Ardayda Reer Somaliland ee Kadhisan Dalka masar ayaa waxa uu yahay Mid hogaankiisa si,dimuquraadiya loo soo doorto sanadkiiba Wajiyo cusubi yimaadaaaan.

 

Cabdi Yaasiin Ahmed

Hadhwnaagnews-reporter

Qahira/Masar

Email;-Cabdiyasiin@hotmail.com

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.