(London-HNW) Madaxda iyo shaqaalaha waddanka Ingiriiska ee Telefeeshinka Qaranka Somaliland ayaa dhanbaal tacsi ah waxay u dirayaan Muj: Absilaan Turki oo ay ka tacsiyadey nayaan geerida ku timi alle haw naxariistee hooyadii Adeeca Baxnaan oo ku geeriyootay Magaalada Sheffield ee carriga Britan.
Waxay illahay uga baryayaan inuu janadii fardawsa ka waraabeyo Muj; Abdisalaan Turki iyo dhammaan qoyskiisana uu samir iyo imaan ka siiyo. Amiin
.Amiin
EN-GB">
Magacyada maamulka iyo hawl wadeenada tacsida diraaya.
Guddoomiye Cabdi Bacaw
Khadar Ali Gaas
Muniir Axmed Cigaal
Maxamuud Axmed Xadhigle
Abdillaahi Maxamed Ali
Mustafe Ali
Cismaan Maxamuud Case
Aasha Luul
Iyo dhammaan hawl wadeenada kale ee arumaha uu Tvga qaranku ku leeyahay waddanka Uk waxay markale leeyihiin rabi naxariistii janno haka waraabiyo marxuumad Adeeca Baxnaan.