Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


MAXAA DHALINYARADA REER SOMALILAND KA HORTAAGAN SIYAASADA ? by dayib iidan


(Hadhwanaagnews) Monday, July 30, 2012
ramadaan mubaarak dhamaan muslimiinta oo dhan meel ksata oo ay joogaan intaas ka dib waxa

ramadaan mubaarak dhamaan muslimiinta oo dhan meel ksata oo ay joogaan intaas ka dib waxa aan rabaa inaan wax yar ka taabto arin ku sabsan dhanka siyaasada  iyo doorka dhaliyarada  maxaa sababay in dhalinyarada reer somaliland markaste looga awood bato dhanka siyaasada ama hogaaminta dalka waxa aad moodaa marka aad eegto  siyaasada somaliland waxa kuu mooqanaysa inaan dhalinyarada lasiinayn jaanis ay kaga qayb qaataan siyaasada wadanka taasna waxa ay keenaysaa in qof kasta oo dhalinyaro ah oo wax bartay uu u soo hanqal taagi waayo siyaasada wadanka oo uu maskaxdiisa galiyo wax lagaaga ogalyahay ma jirto siyaasada wadanka  sababta oo ah meelkaste waxa soo taan oday gaadhay

xiligii uu iskaga fadhiisan lahaa siyaasada   tusaale ahaan hadaad eegto dunida caalamka inteeda badan waxa kala wadaa waa dhalinyaradii oo fursad la siyay halka dhalinyarada reer somaliland ay dibad wareegayaan oo ay heli waayeen jaanis ay ku soo galaan saaxada siyaasada  ugu dambayntii waxa aan kula talin lahaa  in dhalinyarada loo baneeyo oo jaanis lasiiyo   bal siloo eego wax qabadkooda 
 


dayib iidan
alleh mahad leh

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.