Diiriye
8. La-taliyaha Arrimaha Haweenka ee Madaxweynaha Marwo. Aamina Xaaji Axmed Miisaan
9. Agaasimaha Maamulka Xisaabaadka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamed Xirsi Warsame (Digaale)
10. Agaasimaha Gaadiidka Madaxtooyada JSL Mudane, Abshir Xasan Xaashi
11. Xog-hayaha Gaaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka JSL Mudane Cali Xuseen Nuur
Dhamaan Masuuliyiintani waxay Tacsi u dirayaan Mareeyaha Dekeda Berbera, Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-xoor) oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timid Sodogii MARXUUM, MAXAMED MAXAMUUD FAARAH oo ku geeriyootay magaalada Hargeysa 29/07/2012 laguna aasay Hargeysa.
Masuuliyiintani waxa ay EEBBE uga baryayaan Marxuumada in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Qayskii uu ka geeriyootayna Samir iyo iimaan alle ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN