 |
|
Bidix: C/razaaq-Gaadaco Iyo Faysal Yuusuf (Faysal-Yare) |
Qasiidadan oo ku saabsan bisha barakaysan ee Ramadaanta waxaa qaadaya Al-Fanaan Faysal Yuusuf Cilmi (Faysal-Yare) Iyo C/razaaq Axmed Faarax (Gaadaco) oo jooga UK. Waana midhihii Abwaan Muuse Maxamuud Jaamac (Muuse-dhoolayare) oo jooga Ceerigaabo, Laxankii Aaden Xuseen Karoone oo jooga Hargeysa Iyo Musigii faraha lagaga gubtay ee Al-Ustaad Maxamed Karaama oo UK jooga. DHAGAYSI WACAN