Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


TACSI KU SOCOTA GEERIDA KU TIMID EDO XAAJIYO AAMINA NUURYEY DIIRIYE SHIRE.


(Hadhwanaagnews) Friday, August 03, 2012
Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca qoyska aan ka soo jeedo ee reer Nuuryey, waxaan halkan

Anigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca qoyska aan ka soo jeedo ee reer Nuuryey, waxaan halkan aan tacsi uga dirayaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday Edo Aamina Nuur Diiriye oo dhawaan ku geeriyootay wadanka Ingiriiska. Waxaan ilaahay uga baryayaa ededay Aamina Nuur Diiriye in uu raxmaanku geeyo janatul Fardowsa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna uu dhamaantood samir iyo iimaan naga wada siiyo. Waxaan halkan aan si gaar ah aan tacsi ugu dirayaa walaaladay Faadumo Jaamac Warsame iyo Jawaahir Jaamac Warsame iyo dhamaan caruurtooda in ilaahay samir iyo iiman ka siiyo geeridaas naxdinta leh ee ku timid ededay xaajiyo Amina Nuur Diiriye .


Waxa tacsidan dirayaa dadka kala ah:



align=justify>Sharmake Yuusuf Nuuryey (Balishire) 
Mohamed Shugri jaamac
Keyse Shugri Jaamac
Mustafe Shugri Jaamac
Abdi Shugri Jaamac
Yuusuf Shugri Jaamac
Ilhan Shugri Jaamac
Ogbaad Shugri Jaamac.
Maxammuud Falaax Nuur
Ismaaciil Falaax Nuur
Rabiic Falaax Nuur
Xuseen Falaax Nuur
Nimco Falaax Nuur
Muuse Falaax Nuur
Cali Yuusuf Qaalib
Raxma Yuusuf Qaalib
Daahir Nuur Diiriye
Edo Deeqa Nuur Diiriye
Edo Maryan Nuur Diiriye
Edo Ruun Nuur Diiriye
Hooyo Shamis ciidle cabdile
Dhamaan Reer Baashe Nuur
Nimco maxamed wacays iyo dhamaan reer maxamed wacays.
Sir Maxamuud Cumar Cabdi iyo reerkiisa 
Fuaad Cumar Abdi iyo reerkiisa.
Maxamed Irbad iyo reerkiisa iyo dhamaan reer irbad oo dhan.
Maxamed Abdi mooge iyo reerkiisa
Abwaan Ayaanle Xuseen Yuusuf iyo dhamaan reer xuseen yuusuf.
Saciid Ibrahim Yuusuf iyo rerkiisa
Abdikadir Ibrahim Yuusuf iyo reerkiisa  iyo dhamaan reer Ibrahim Yuusuf Aadan dhamaantood. 

Waxa halkan dadkan iyo dad kale oo badan oo aanan soo koobi karayn ay ilaahay uga baryayaan edo Xaajiyo aamina Nuur Diiriye Shire in uu naxariistii jano ka waraabiyo anagana dhamaan samir iyo iiman naga wada siiyo. Aamiin. Ma dhinte waa ilaahay..
 

 
Sharmake Yuusuf Nuuryey  (BALISHIRE)
Hadhwanaagnews/Office
Melbourne/Australia.
 
Email:
balishire@live.com.au
 
 

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.