Hal ku dhegga sannadkan 2012 ee Xuska Toddobaadka Naasnuujinta Somaliland (1da 7da Agost):
Aan iska kaashanno hirgelinta Istaraatiijiyada Quudinta Habboon ee Dhallaanka Soomaaliland 12-2016
Maxaad ka taqaan qoddobada ugu muhiimsan ee Istaraatiijiyada Quudinta Habboon ee Dhallaanka Soomaaliland 2012-2016?
-0.25in; MARGIN: 0in 0in 0pt 0.5in; mso-add-space: auto; mso-list: l0 level1 lfo1; mso-layout-grid-align: none" class=MsoListParagraph>- Istaraatiijiyada Kowaad: Taageeridda abuurista shuruuc xakameynta suuqgeysnta waxyaabaha caanaha naaska hooyada bedelkooda gala.
Caanaha naaska hooyadu waa cuntada ugu wanaagsan ee dhallaanka lixda billod ee ugu horreysa noloshooda. Waxa ku jira dhammaan nafaqooyinkii uu ilmuhu ugu baahnaa korriin caafimaad qaba waxa aanay ka badbaadiyaan cudurada..Dhinaca kale marka laga eego, cuntooyinka kale ee lagu beddelo halkii caanaha naaska hooyada waa kuwa ku kaca kharash badan oo aan marnaba buuxin karin waxtarka caanaha hooayada, iyada oo shirkadaha caanaha daasadaha keenaa ay u sameeyaan xayeysiis xad dhaaf ah si ay u soo jiitaan maanka qoysas badan oo reer Soomaaliland ah. Shirkii Golaha loo dhan yahay e Caafimadka Adduunka (World Health Assembly) ee sannadkii 1981, waxa lagu ansixiyey Sharciga Caalamiga ah ee Xakamayneta Waxyabha Beddela Caanaha Naaska Hooyada, si loogu hago hirgelinta iyo daba galka socodsiinta xeerkan. Iyada la oo raacayo tallooyinka ku xusan xeerkan iyo tallooyinka shirarkii ka dambeeyey ee Golaha loo Dhanyahay Caafimaadka Adduunka waxa Soomaaliland ka goan hirgelinta xeerka xakameynta waxyaabaha bedella caanaha naaska hooyada. iyo in loo beddelo xeer. Waxa sameysan turjumadda xeerka caalamisa ah oo af soomali ah. Isku abaabulka sidii xeer ahaan loo dhaqan lahaa, waxa ay bilaabanatay sannadki ina soo dhaafay ee 2011 waa aanay sii socon doona sannadkan 2012 si loo helo xeer ay ansixiyeen haydaha sharciga ee Soomaaliland. Sannadka 2013.
Ujeedada hirgelinta Xeerka Qaran ee Xakameynta Suuqgeynta Baxyaabaha lagu beddello Caanaha Hooyada waxa ay tahay sidii loo tayeyn lahaa in dhallaanku helo nafaqooyin ku filan oo ka badbaadsan wayeello oo ay ugu ekaan lahaayeen waxyaabaha canaha naaska beddela dhallaanka waayey caanaha naaska hooyada iyada loo marayo qaab habboon oo loo iibiyo iyo qaybintoodaba, iyo in la joojiyo xayeysiinta xad dhaafka ah ee loogu soo bandhigayo bulshada dhammaanteed. Waxa ay tahay in la sammeeyo qaab lagu dabo galo noocyda waxyaabha caanaha naaska belo ee yaal meherdaha ganacsiga, farmasiyada iyo jiritaanka xayeysiikooda. Waxa ay wasaaradda caafimaadka iyo haydaha la shaqeeyaa ka shaqayn doonaan ku wacyi gelinta madaxda qaranka, ganacsatada, shaqaalaha caafimaadka iyo daweynha intiisa kale qodobada ku xusan xeerka Qaran ee Xakameynta Waxyaabha Beddela Caanaha Naaska Hooyada. llaanka. <v:imagedata o:title="cyan logo" src="file:///C:DOCUME~1janaaleLOCALS~1Tempmsohtmlclip1