Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbakiisa.
--> Toos baad uga baranaysaa diinta Macalimiin aqoon sare leh oo la soo xulay.
--> Waa macalin soomaliya oo akhlaaqad iyo Dabeecad wanaagsan leh.
--> Macalinkasta Gudi gaara ayaa soo xushay cilmigiisa & Khibradiisa Macalinimo.
--> Heerka qofkastaa joogo ayaa looga bilaabaya.
--> Waa Macalimiin ku takhasusay qaabka ugu sahlan ee qofka wax loo fahansiiyo.
--> Macalinkasta waxaa loo taba baray qaabka qoys Islaam ah oo tayo leh loo dhiso, si bulshadeenu u gaadho horummar adduun iyo aakhiro.
--> Qalab casriya oo aan ka dhicin macalin ku horfadhiya ayaa wax lagugu barayaa.