Maxamed cawed cabbaase iyo marwadiisa fowsiya muuse aaden iyo dhamaan caruurutoodu. waxay tacsi u dirayaan Dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday . CALI CABDULLAAHI KAAHIN, oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa
waxaanu laanahay, Ilaahay samir iyo Iimaan ha ka siiyo caruurtisii iyo xaskisii iyo dhamaan ehelkisii.
isgana ilaahay waxaan ugu baryeynaa dabaidhaaf iyo janadii fardowsa AMIIN