Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


waxaanu xaal ka bixinay cayda suldaanka guudee subeer awal by ahmad ayuub


(Hadhwanaagnews) Tuesday, August 07, 2012
salaan bahda hadhwanaag iyo umada islaamkaba meel kastoo ay joogaan dunida

salaan bahda hadhwanaag iyo umada islaamkaba meel kastoo ay joogaan dunida

waxan qalinka uqaatay inan xaal siiyo suldaanka guudee lagu gefay ee waliba ku gefay nin aan wuxuu yahay la garanayn horena loo maqal xitaa ku jirin  salaadiinta taywaaniga ah ama dhuuni keentayga ah ee aan cidna matalin cidina aqoon



sayidaw horta adigu xagaad suldaan ku noqotay suldaanka beeshu waa ina kooshine ha noqon magac doon isle ku soo caan bax suldaanka guud iyo suldaan kooshin oo la ogyahay inay yihiin 2da suldaan

ee reerka matala
aduuna waxaad tahay unknown gefka aad saladiinta ka gelaysana waad uxidhantee ogow


jaaliyada dibadahee
beesha subeer awal
way ka xuntahay aflagaadada suldaanka guud

wa bilaahi tawfiiq

mujahid ahmad ayuub

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.