snm waxaba muu tarin dadka odhanayaa waxan ku tilaami karaa dad ka danbeeyay wakhtigii ay tariikhdu ahyeed dadkana tariikh iyo qoraalo ayaa kala hagata hadad soo dhagaysatay radio ay xaafdina oo kaliya ka baxa oo aan meel kale gaadhin maaha in aad ku soo Qorto warbaahinta i w m ( Taarikhadu maaha waxa maydhanata ama la masaxo .
Gudoomiye cirro waxa u soo qabtay xilal faro badan ilaa siyaad barre ilaa maanta waa nin ku suntan siyaasad hufan iyo dabeecad loo bogay dadkuna u riyaaqeeen waxa uu ka shaqayay wadanak gudiihisa iyo dabadiisa waxa u leeyahay khibrado kala duwan
gud. cirro waa nin illahay u dhaliyaay dagnaan , dulqaad , aqoon ,, siyaasad iyo la dhaqan bulsho iyo siyaasad hufan oo dadka reer somaliland u wada riyaaqeen waa mid ay dadka ooo dhami wada arkeen lkn wali mala dadka qaar ayaanu u iftiimin ee waxan odhan lahaa
ha dag dagin
hadalka ku dheeran maayo gudoomiye cabdi raxanaan cirro uu mudan yahay
amaanta ay ku sheegin shacabka reer somaliland cidii ak naxaysaa waa yeelkeed
by::: mawliid cabdi tooliye
Tooliye101@hotmail.com
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga