Qeybta Af somaliga 20 sano waxaana ay intaas uu hayay ay soo martay marxalado kala gadisan taasoo ay ka tageen Wariyeyaal caan ah oo iskood iskaga tagay iyo qaar ay sookala dhex gashay isfaham laaan iyaga iyo Yusuf Garaad.
Yusuf Garaad ayaa dadiisu ay tahay 56 Jir waxaana u waxbarasho kusoo qaaday dalkii Somaliya waxaana uu ka shaqayn jiray Radio Mugdisho, waxaana uu ku hadlaa Luqadda Somaliga, Englishka.
Gabagabdii Yusuf Garaad ayaa imika furtay Website uu doorashadiisa Madaxtinimo uu ku Oleleeyo waxaana uu Noqondoono Qofkii 15 ee iskusoo sharaxa madaxtinimada dalka Somaliya ee dagaaladu ragaadiyeen 21 sano.
Hadhwanaagnews
London, UK