waxaana hadalkaasi laga sheegay Tv.ga qaranka dalka Masar.
Ujeedada xilka looga xanyuubiyay Mas uulkaani sare ayay ka dambeysay kadib markii ciidamada Masar ay howl galo ka sameeyeen Jazeerada Sinai halkaasi oo lagu beegsaday kooxo mintidiin ah oo halkaasi ku sugneyd kadib markii dil loo geystay 16 askari oo ciidamada Masar ka tirsan.
Maalin ka hor ciidamamada amaanka ee dowlada Masar oo ku sugnaa xadka dalkaasi uun la wadaago Srael iyo falastiin ayaa lagu dilay 16 askari oo ciidamada Masar ah kuwaasi oo ay ka dambeeyeen kooxaha mintidiinta ee Marinka Gaza.
Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.