Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Bahda Warbaahinta iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer oo Hambalyo iyo Bogaadin u diraya Meherka Sarreeye Sh. Xusen Maxed Sarreeye iyo Weriye Nimco Muxumed Ibrahin(Nimco Qaali)


(Hadhwanaagnews) Thursday, August 09, 2012
Dhammaan Maamulka iyo Xubnaha Naadiga Akhristayaasha ee HALKARAAN READERS CLUB Dhamaan Maamulka iyo Xubnaha Dallada isku xidhka iyo wacyigelinta Dhalinyarada Somaliland ee SYNA

Bahda Warbaahinta iyo Dhalinyarada Gobolka Togdheer oo Hambalyo iyo Bogaadin u diraya Meherka Sarreeye Sh. Xusen Maxed Sarreeye iyo Weriye Nimco Muxumed Ibrahin(Nimco Qaali)

 

Dhammaan Maamulka iyo Xubnaha Naadiga Akhristayaasha ee HALKARAAN READERS CLUB

Dhamaan Maamulka iyo Xubnaha Dallada isku xidhka iyo wacyigelinta Dhalinyarada Somaliland ee SYNA

Dhammaanba Bahda hiddaha , dhaqanka iyo Suugaanta ee MURTIMAAL

Dhammaanba Kooxda Dhalinyarada ah ee Fanka iyo Dhaqanka

ee Horseed Band

Bahda Warbaahinta Ee Gobolada Togdheer iyo Sanaag oo ay hormuudu yihiin

Weriye Mustafe Osman A/rahman ( Mustafe Teacher)

Weriye Sahra Maxed Cali                      (Sahra Ladan)

Weriye C/naasir Khaliid Siciid              (Sharaf)

Dhammaanba Dhalinyaradaas oo ka mid ah Haldoorka Da’yarta Goboladka Bariga Somaliland Waxay Tahniyad kal iyo laab ah Hawada u marinayee Meherka

Mudane: Sarreeye Sh.Xuseen Maxmed Sarreeye

                                       Iyo

Marwo : Weriye Nimco Muxmed Ibraahin (Nimco Qali)

oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Gebilay ee Xarunta Gobolka Gebiley, waxay leeyihin Noqda labada, isku waara, isku Raaxaysta, isku negaada, Nolosha Macaankeeda wadaaga, Ubad khayr qabana kala hela Aaamiiin Aaaamiin Aaamiin

Annaguna haddaanu nahay Bahda Hadhwanaagnews Waxanu leenahay Lammaanahaasi cusub  ee maanta yagleelay Guriga cusub Arooskiina Soo Dedejiya, waxaana u soo Xulnay Heestan ay si wada jir ah u qaadayaan Fannaaniinta Da’da yare e Sagal Arts iyo Hanad Yare

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.